English News Wax ka ogow Qaabka Dhegaha looga Nadiifiyo Dhukayga (Xogta Dahsoon) By admin - October 5, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhegaha iyo xanuunadoodu waxay xiligan casriga ah noqdeen kuwo aad loo hadalhayo iyadoo ay ka cabanayaan dhegaha dadka waaweyn iyo kuwa yaryariba gaar ahaan ay xanuunada dhegahu waxyeeleeyaan ubadka.