Abwaan Xasan Cabdi Qabuule oo ka mid ah Abwaanada ku dhaqan Degmada Arabsiyo kana mid ah dhalin yaradeeda oo maanso cajiib ah isla mar ahaantana uu ku amaanayo Magaaladiisa u sameeyey maaso qurux badan.
Halkan hoose ka daawo Maansadaasi oo dhamaystiran
Arabsiyo Office
ArabsiyoNews@gmail.com








