Shabakada ArabsiyoNews.Com waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhamaan ardaydii martay imtixaanaadka shahaadiga ahaa gaar ahaan kuwa ku dhaqan degmada Arabsiyo oo uu maanta u soo baxay natiijadii imtixaanku oo guul ka soo hooyoy Imtixaanadaasi.
Sidoo kale waxay hambalyo u dirasaa dhamaan Macalimiintoodii
Cabdifataax Maxamed Giryaad
Tifaftiraha Shabakada ArabsiyoNews.com









