Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Maamulka shabakada Arabsiyomedia waxay Hambalyo iyo duco udirayaan MEHERKA IYO Sidoo kale Arooska Boqorka iyo Boqorada
Liibaan Axmed Allaale
iyo
Suleekha Axmed Jimcaale
oo Xafladahooda Meherka iyo Arooskuba ay ka dhaceen shalay iyo Xalayba Hotel Crown ee Magaalada Hargaysa. waxaana reerkaas cusub leenahay noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela
Aamiin Aamiin Aamiin
Dhanka kale waxa hambalyo lamid ah dirayaa
- yaxye Cabdi cabdilaahi
- Barre Daahir Caateeye
- Cali Aw-ismaaciil Cabdilaahi
- Siciid Maxamed Jaamac
- Cabdilaahi Axmed Aw-muuse
- saki Maxamuuud kaahin
- Muuse Xuseen Xasan
- Mukhtaar Ibrahim Maxamuud
- Daahir Abiib Cabdilaahi
- Abiib CAbdi Aw-Maxamuud
- Barkhad Axmed Allaaale
- Cabdirisaaq Nuur Xayd
- Axmed Maxamed Ciidle
- Farxaan Bayle
- ismaaciil Xaaji Cabdi Obsiiye
- Axmed Nuur haybe Cali
Dhamaan Dadkaasi waxay hambalyo qaali ah oo iskugu jirta Hambalyo Aroos yio Mid Meherba u Dirayaan saaxiibkooda qaaliga ah ee
Liibaan Axmed Allaale
iyo
Suleekha Axmed Jimcaale
oo Xafladahooda Meherka iyo Arooskuba ay ka dhaceen shalay iyo Xalayba Hotel Crown ee Magaalada Hargaysa.









