YARKAA INA SHAQALLE waxaaa cad in inankani uu helay dadka jaahilsan ookufaraxsan bilad yaroo hargaysa lagu farsameeyay WQ Wariye Aadan Cabdi Ciidle

0

DADKU ku Markuuu beeen isku sheegayo iskana qaato iskuna qanciyo waligii horumarma gaadho,dibudhac mooyaane umaaan dhalan hinaasi dadkuna waygu yaqaan,xaasidna hadalkiisa daa ,laaakiin waxaan arko ayaaan gudbiyaaa waana ,calaamada wariyaha eexma aqaan baqahana habasoo qaadin,aaanudaadago dulucdaydee ururka uu sheegto inankaas dadka kutaxa shahaadooyinku,soomaalind waxuu gayaysiiyay goobtii jahligu shahaadadiisa kubixinayay,uruyaroo magac dhalinyarolagu qoro ,lagumaxaafsado maaha inuu milgaheena cidhibtiro dawladan axmad siilaaanyo oo ah cahdiigii jahliga,musuqa iyo maasuqa ,iyo beenta .

waxaaa cad in inankani uu helay dadka jaahilsan ookufaraxsan bilad yaroo hargaysa lagu farsameeyay,ilayn waa shahaadadii jaahilkee iyagoo is og inay jaahiliin yihiinbay jaahila ka qaadanayaan shahaado,waaqaaar madaxtooyada wariyayaalka kasheegta,waaqaar askarta madaxtooyads ah,waaqaar wasiira ah ,waa qaar basaasiina ,waxay ogyihiin inbeenlasheegayo ,goshaalaysoo wada qaadanayaaan ,waxaygudoomayaaan waxlagu sheegay abaalmarin marhadii inankaas yaree inashaqale waxtarkeeniikala sheegayo miyaynaan shahaadadii jaahilka,wada qaadan xaasha manecbi mana rabohaduu caawa iiyeedho,ee waxaa lagu odhanayaaa iskadaa haysaga ,maxaafsadee ,waarwadanka ma maxaafsibaaankubaabiinaaa,halkuukabaxay,waayo aragnimadiisu maxay tahay inankan kuuyeedhayee inankaagayar leeg ayaa u igmaday inuu wakiil soomaaliland ugayahay ,shahaado bixinta .

taniwaadawaladiibeenta iyo musuqee hayska wadatee dawladaha kale ragaaa utartamayaa haday yarkaa iyo ururkiisa xidhiwaayaan iyo beentiisa oo ay waliba iminka noosiibalan qaadi waayaaan inaaan hayad maalayacniku sheeg ahi dadka iska horgayn ,ee ay cidii dadka waxtaraysa kalasaaraysa xukuumadu gudi usaariwaydo oonoocaabeenta iyo jahliga kusuntani shaahdooyinkudul qaataan qaar lugaha kubeelay inaydadkaa dhigaaan, waxaynuka sinaysanaynaaa ,waxqabadkeena iyo dadnimadeena iyo dawladnimadeena dawlada hada isxambabooraysa eesidii waxay maqnayd shalay,badhasaaabadaa dardargalin loola shirayaaada haysaaa hadii falkaas ina shaqale waxka qabanwaydo walaaahi in suuqa laysku toog toog toogan ,guntii iyo gabagabadii waxaa la gaadhay waqtigii daaqada jaahilka aan iska xidhi lahayn runtana aaan waaajahi lahayn.

fiiro gaara umaqabo nacayb inanka iyo ururka ee waxaaan iftiiminayaaa in ,laga fogaado inaynu been cad goyaal shaala usoo qaadano wabilaaahi tawfiiq,

Wariye Aadan Cabdi Ciidle