Shabakada Arabsiyonews.com waxay ugu Baaqaysaa Akhristayaasheeda Sharafta leh in ay dhawaan bilaabi doonto barnaamijka waxbarashada oo Noqon doona Todobaadle, kaas oo aanu ku lafa guri doono Guulaha iyo Baahiyaha kala duwan ee Ardayda Degmada Arbsiyo.
Dhamaan waanu soo Dhawaynaynaa Cid kasta oo nagala qayb Qaadanaysa Baranaamijkan.
Wixii Macluumaad ah fadlan Nagala soo Xidhiidha
Mobile Phone:- +252-63-4654654
E-mail: Arabsiyonews@gmail.com
Or E-mail: info@Arabsiyonews.com








