Barnaamijka Waxbarashada iyo Arabsiyo News

0

images

untitled

Wa Barnaamij aan ku lafa guri doono Waxbarashada Degmnada Arabsiyo Taas oo aanu hadba ku waraysan doono Macalimiinta iyo Maamulkoodabada, In shaa Allah Waxad kala Socon Doontaan Halkan Arabsiyo News Network.

Barnamijkani Waa Mid ka Madaxbanaan Siyaasad iyo wixii kale ee la halmaala.

Waxa kale oo aanu soo dhawaynaynaa Dhalinyarada jecel inay dhankooda ka hadlaan Doorka Waxbarashada Degmada Arabsiyo.

Wixii Talo iyo Toosinba Ahba Fadlan nagala soo Xidhiiidh
Abdifataah Mohammed Giryaad
00252-63-4654654
Aphataahmohammed@gmail.com
info@Arabsiyonews.com