0

images (4)

Inaalilaalihaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Waxay Dhamaan Bahda Shabakada Arabsiyo News Ay Tacsi U Diryaaan Dhamaan Qoyskii Ilma Maxamuuud Yoonis Halkaasi oo ay ka Tacsiyadaynayaan Geeridii Ku Timid Aabahood MARXUUM MAXAMUUD YOONIS XADDI, oo Maanta oo ay Taariikhdu tahay 30/10/2015 ku Geeriyooday Aqalkiisa Ku Yaala Magaalada Arabsiyo, waxaanay Marxuumkaasi Allah uga Baryayaan inuu Janadii Fardoosa Fardoosa Ka Waraabiyo Dhamaan qoyskoodiina Samir iyo iimaan ka siiyo.

Wabilaahi Tawfiiq

 

By: Arabsiyo Office