Tacsi ku socota Fanaanda Xamda Queen

0

naalilaahi wa inaalilaahi raajucuun waxaan tacsi tiiraanyale udirayaa fanaanada xamda cabdi kinaal xamda queen oo kamida fanaaniinta xidigaha deeska oo saaka aabeheed lagu aasay magaalada hargaysa

hadaba anigooah mukhtaar idiris cisman mr fanax iyo xaaskagyga deeq maxamed maxamud hadaba waxaakale oo tacsida igala qayb qaatay fanaaniin ay ka mid iyhiin fanaanada barwaaqo qalanjo iyo fanaanada xamda qaali waxaananu dhamaantayo si wada jira uga tacsiyaynaynaa dhamaan qoskii iyo qaraabadii iyo dhamaan fanaaniinta xidigaha geeska
Cabdi kaynaal oo ku geeriyooday magaalda Hargaysa
inaalilaahi wa inaalilaahi rajacuun