Xoghayahe ku suntan Horumarka iyo Waxqabadka Gobolka Gabiley

0
xoghayaha dagmada gabiley waa hormoodka waxqabadka g.gabiley! waxqabadka degmada gabiley ayaa ah mid isasoo taraya’oo kahirgalay guud ahaan gobolka gaar ahaan degmada gabiley.markaad ukuurgasho hab usocodka shaqo ee wanaagsan taasoo uu hormoodka yahay xoghayaha fulinta ee degmada gabiley c/raxmaan nuur abokor ooku sifoobay hawlkarnimo dadaal iyo daacadnimo isagoo noqday xoghayihii ugu mudada dheeraa ee abid soomara taariikhda gobolka gabikey.kudarsoo wuxuu noqday xoghaye lasoo shaqeeyayafar Maayar oo iskaga kala danbeeyey D/hoose Gabiley

khibrad iyo waayo aragnimo dheer uleeyahay hab maamulwanaag isagoo ku talaabsaday guulo waxku oola.taasoo ay aad usoo dhaweeyeen dadweynaha dagmada gabiley kuwaasoo ku diirsaday humarka kasocda gabiley ee uu horseedka ka yahay xoghaye c/raxmaan nuur abokor ayaan guud ahaanba horseedka ah gobolka isagoo kaqayb kaqaata siduu uga caawin lahaa markay dooxyada gobolku cadilaan gaadiidka isagoo heegan kagala siduu hawshaa uga qaybqaadan lahaa.

la soco waxqabadka muuqda ee mudadii uu joogay ka hirgaliyey guud ahaan Gobolka Gabiley iyo D/hoose 
/ muuse xuseen xasan /ar