hadaba wada godka carada ama idhanka deerayahanka . mishaan . yaalay ceel meeshaa ku yaala .waxaa ka furtay niman reer wajaale ah
Anoo ku hadlayaa magacayga shakhsiga ah .waxaan lee yahay waxaan u aragnaa maamulka maanta gabiley ka jira iyo kuwii sanadihii la soo dhaafay .ka jirayba .waxa yar ee umada gobolka gabiley ka dhexeeye ayay si reeraysan ay ‘uuga faa iidaystaan ,. sobtuna waa shacayb maxamed muusse geedbalaadhba wuuu ka caawiyaa hadii mishiinka biyuhu ka xumaado .
hadaba wada godka carada ama idhanka deerayahanka . mishaan . yaalay ceel meeshaa ku yaala .waxaa ka furtay niman reer wajaale ah .nimankii mishiinkaa furtay ama xaday iyakoo xidhan ayaa iigu danbaysay . hadaba waxaan ka codsanaa . maamulka maanta jooga inay . ka caawiyaan mishiinkaa ilayan waa kuwa geed balaadhba caawiyee haday meesha
ka fara qabsanasaan tariikhdu way qoran tahay oo maalinba awr ayaa dhaamiyaaa.
alaa mahadleh ….?
Abdullahi_Ayanle Ismaciil








