{"id":9988,"date":"2015-06-02T16:46:07","date_gmt":"2015-06-02T16:46:07","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9988"},"modified":"2015-06-02T16:46:07","modified_gmt":"2015-06-02T16:46:07","slug":"previous-messagenext-messageback-to-messages-marwo-aamina-waris-waa-aqoonyanahanad-karti-iyo-xeel-dheeri-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/02\/previous-messagenext-messageback-to-messages-marwo-aamina-waris-waa-aqoonyanahanad-karti-iyo-xeel-dheeri-leh\/","title":{"rendered":"Marwo Aamina Waris Waa Aqoonyanahanad Karti Iyo Xeel dheeri Leh"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\">Marwada koobaad ee dalkani JSL Aamin Waris Sh. Maxamed Jirde oo dhawaan aan daawaday waraysi\u00a0 xiiso badan oo ay siisay TV-ga HCTV ayaa waxay kaga hadashay arimo badan\u00a0 taariikh iyo duruufo lasoo maray wakhtiyo kala duwan, sidoo kale waxay jawaabo geesinimo leh ka bixisay su,aalo la waydiiday oo inta badan qaar kamida bulshadu ku xaman jireen iyadoo daboolka ka qaaday guud ahaanba dacaayadaasi ku tilmaadan iyo doodaasi kuwo jaban.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Marwo Aamina Waris waxay si qoto dheer oo hufnaan iyo miisaan culus uga sheekaysay\u00a0 taariikh nololeedeedii Guurkii dhex maray iyada iyo Madaxweynaha Qaranka JSL\u00a0 Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, waxay sidoo kale ka warantay Halgankii hubaysnaa ee Dalka Lagu horeeyey\u00a0 iyo kaalinta ay halkan kaasi ku lahayd iyadu marka laga tago Hogaamintii SNM ee Madaxweyne siilaanyo\u00a0 iyaduna\u00a0 Waxay ahayd Marwo\u00a0 Sayigeeda ku garabtaagneed Halgankaasi si weyna uga qeyb qaadatay halgankii hubaysnaa ee dalka lagu xoreeyey.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Marwada maanta ee Dalkeena Somaliland waxay ahayd marwadii xiligii dadkeenu ku jiray qaxa ee Dagaalka ba,an lagula jiray\u00a0 Rajiimkii Siyaad bare, waxay qeyb\u00a0 ku lahayd taakulaynta qaxoontigaasi oo sida wakhtigaasi dad goob jooga yaal ahi iisheegeen oo ku jiray qaxoontigaasi inay marwadu ahayd qofkii u qeybinaysay digidhadii iyo Viisayaashii ay dalalka caalamka ku geli lahaayeen taasina\u00a0 xiligaasi waxay ahayd geesinimo ay samaysay marwadu.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Aamina Waris Sh. Maxamed Jirde waxaa la waydiiyey su,aal ahayd inay Iyadu xukunka Dalka wax ku leedahay\u00a0 ama ayba ka taliso sida dadka qaarkii ku doodaan balse marwadu arintaasi waa daadfaysay\u00a0 waxaana ay dooda noocaasiya ku sheegtay inay tahay dood jaban, iyadoo sheegtay in Dalku leeyahay Madaxweyne la taliyayaal, Wasiiro, iyo Maareyayaal hasa ahaatee iyadu ay tahay Marwadii Madaxweynaha waajibna loogu leeyahay inay Odaygeeda la taliso iyadoo hoosta ka xariiqday in xaq loogu leeyahay talo marwo nimo taasina aanay ceeb ahayn sidoo kale \u00a0waxay xustay ragganimada iyo geesinimada xilkasnimada iyo hogaaminta Madaxweyne siilaanyo \u00a0sidoo kale waxay bayaamisay inaan Madaxweynu ahayn qof khalad laga dhaadhicin karo uuna yahay qof cilmi aqoon iyo garasho ilaahay ku manaystay.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Sidoo kale waxaa ka mid ahaa waxyaabihii aan u bogay ee waraysigaasi intii aan daawanaayey aan ku arkay\u00a0 su,aal iyana marwada laga waydiiyey dhanka saxaafada oo\u00a0 had iyo jeer qaarkeed caadaysteen inay caydo oo aflagaadayso marwada qaranka, kuwaas waxay xustay inay yihiin kuwo ehel u ah ama ay saaxiibo ahaayeen,\u00a0 si gobanimo leh waxay Aamina waris u sheegtay inaan caydu dhibaynin sababtoo ah waxay sheegtay in cayda iyo xag xagashada uu leeyahay Kurigisu, sidoo kale waxay ka sheekaysay taariikh hore usoo bartay oo dhanka saxaafada ahayd taasoo laga sameeyey been abuur xili ay la shaqaynaysay Idaacada BBC-da oo ay Marwadu bixin jirtay Tababaro ayaa waxay sheegtay inay maalin u baxday iyada\u00a0 iyo Wariyaha Yoonis Cali Nuur Magaalada Marka halkaasina ay kasoo bixinaysay tababar dhanka saxaafada ah\u00a0 iyadoo saxaafadii xiligaasi ee dawladii Udub qortay in Aamina Waris Muqdisho aaday Siilaanyana uu Fariin u Faray Cabdilaahi Yuusuf oo Xiligaa talinaayey\u00a0 waxay\u00a0 xustay inay aad ula yaaben saxaafadii muqdisho arintaasi oo iyagu ka xishoodeen balse ay ku dhiiradeen been abuurkaasi\u00a0 inamadii iyo hablihii saxaafada Somaliland ee ay Eedada u ahayd hadii maalintaa\u00a0 wax ku dhici lahaayeena masuuliyadeeda iyagu yeelan lahaayeen.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Ugu danbayntii waxaan hanbalyo mahadnaq usoo jeedinayaa Marwo aamina Waris oo ah Marwo huwan sharaf ixtiraam maadaama ay tahay Marwadii qaranka, waxaan ka helay siday jawaabaha u bixinaysay oo ahayd si kalsooni iyo aqooni ku dheehan tahay\u00a0 waxaan ku amaanayaa marwo \u00a0hawlkarnimadaada aqoonyahanimadaada iyo kartida aad leedahay waxaanad iftiimisay waxyaabo badan oo dadka ka qarsoonaa hanbalyo Marwo<\/p>\n<div class=\"\"><b><span style=\"font-size: large;\">Ugbaad sulub<\/span><\/b><\/div>\n<div class=\"\"><b><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"mailto:ugaabjalaqsan@gmail.com\">ugaabjalaqsan@gmail.com<\/a><\/span><\/b><\/div>\n<div class=\"\"><b><span style=\"font-size: large;\">Oslo__Norway\u00a0<\/span><\/b><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Marwada koobaad ee dalkani JSL Aamin Waris Sh. Maxamed Jirde oo dhawaan aan daawaday waraysi\u00a0 xiiso badan oo ay siisay TV-ga HCTV ayaa waxay kaga hadashay arimo badan\u00a0 taariikh iyo duruufo lasoo maray wakhtiyo kala duwan, sidoo kale waxay jawaabo geesinimo leh ka bixisay su,aalo la waydiiday oo inta badan qaar kamida bulshadu ku xaman [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9989,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3,10],"tags":[],"class_list":["post-9988","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2B6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9988","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9988"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9988\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9988"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9988"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9988"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}