{"id":9985,"date":"2015-06-02T17:01:09","date_gmt":"2015-06-02T17:01:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9985"},"modified":"2015-06-02T17:01:09","modified_gmt":"2015-06-02T17:01:09","slug":"al-shabaab-oo-la-wareegtay-deegaano-ka-tirsan-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/02\/al-shabaab-oo-la-wareegtay-deegaano-ka-tirsan-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Al Shabaab Oo La Wareegtay Deegaano Ka Tirsan  Dalka Kenya"},"content":{"rendered":"<p style=\"margin: 0px 0px 10px; padding: 0px; border: 0px; font-size: 17.7939586639404px; font-family: Georgia, serif; vertical-align: baseline; line-height: 20.3999996185303px;\">Nairobi(AN)-Wararka ka imanaya gobolka woqooyi bari ee Kenya ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay muddo kooban la wareegeen tuulooyin ka tirsan deegaanka Mandheera ee ku taalla xadka Soomaaliya.<\/p>\n<p style=\"margin: 0px 0px 10px; padding: 0px; border: 0px; font-size: 17.7939586639404px; font-family: Georgia, serif; vertical-align: baseline; line-height: 20.3999996185303px;\">Dableydan ayaa waxa ay khudbado u jeediyeen dadka deegaanka, iyadoo ay jiraan warar sheegaya in boqolaal qof ay ka qaxeen tuulooyinkii ay deganaayeen.<\/p>\n<p style=\"margin: 0px 0px 10px; padding: 0px; border: 0px; font-size: 17.7939586639404px; font-family: Georgia, serif; vertical-align: baseline; line-height: 20.3999996185303px;\">Weerarka kaddib\u00a0 waxaa soo baxay\u00a0 warar sheegaya in albaabada la isugu dhuftay qaar ka mid ah iskuulada deegaanka.<\/p>\n<p style=\"margin: 0px 0px 10px; padding: 0px; border: 0px; font-size: 17.7939586639404px; font-family: Georgia, serif; vertical-align: baseline; line-height: 20.3999996185303px;\">Senetor-ka laga soo doorto deegaanka Mandera, Bilow Adan Kerow, ayaa sheegay in weerrarada Al Shabaab ay dhibaato ku yihiin guud ahaan gobolka.<\/p>\n<p style=\"margin: 0px 0px 10px; padding: 0px; border: 0px; font-size: 17.7939586639404px; font-family: Georgia, serif; vertical-align: baseline; line-height: 20.3999996185303px;\">Waxaa uu sheegay in dowladda looga baahan yahay in ay si degdeg ah wax uga qabato amni darrida ka jirta gobolka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi(AN)-Wararka ka imanaya gobolka woqooyi bari ee Kenya ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay muddo kooban la wareegeen tuulooyin ka tirsan deegaanka Mandheera ee ku taalla xadka Soomaaliya. Dableydan ayaa waxa ay khudbado u jeediyeen dadka deegaanka, iyadoo ay jiraan warar sheegaya in boqolaal qof ay ka qaxeen tuulooyinkii ay deganaayeen. Weerarka kaddib\u00a0 waxaa soo baxay\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9641,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-9985","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2B3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9985","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9985"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9985\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}