{"id":9964,"date":"2015-06-01T13:40:30","date_gmt":"2015-06-01T13:40:30","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9964"},"modified":"2015-06-01T13:40:30","modified_gmt":"2015-06-01T13:40:30","slug":"maayarka-caasimada-hargaysa-oo-ka-hadlay-fayodhawrka-xiliga-roobka-iyo-doorka-diyaar-garowga-dawlada-hoose-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/01\/maayarka-caasimada-hargaysa-oo-ka-hadlay-fayodhawrka-xiliga-roobka-iyo-doorka-diyaar-garowga-dawlada-hoose-hargaysa\/","title":{"rendered":"Maayarka Caasimada Hargaysa oo ka hadlay fayodhawrka xiliga roobka iyo doorka diyaar garowga dawlada hoose Hargaysa"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Maayarka Caasimada somaliland ee Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Solteco ayaa ka waramay Siday dawlada hoose ugu diyaar garawday xili robaadka iyo sidii Ay uga hortagi lahayd daadka wadooyinka xidha.<\/p>\n<p>Maayarka oo Shirjaraa\u2019id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa sihufan u tilmaamay Qaabka ay u haw galiyeen shaqaalaha iyaga oo eegaya sida ugu haboon ee looga hawlgali karo,waxaana uu shacabka hargaysa ugu baaqay inaanay daadka soo raacin Qashinka kaas oo ku tilmaamay mid wax yeelo wayn u gaysan kara caafimaadka dadka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Maayarku waxa uu tilmaamay in Gacanta lagu hayo juwanadii loo jari lahaa dadka inta badan baarkinada ka dhigta wadada dhexdeeda,waxaana uu balan qaaday inuu<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Maayarka Caasimada somaliland ee Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Solteco ayaa ka waramay Siday dawlada hoose ugu diyaar garawday xili robaadka iyo sidii Ay uga hortagi lahayd daadka wadooyinka xidha. Maayarka oo Shirjaraa\u2019id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa sihufan u tilmaamay Qaabka ay u haw galiyeen shaqaalaha iyaga oo eegaya sida ugu haboon ee looga hawlgali karo,waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9038,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-9964","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2AI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9964","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9964"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9964\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9964"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9964"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9964"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}