{"id":9833,"date":"2015-05-30T16:00:05","date_gmt":"2015-05-30T16:00:05","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9833"},"modified":"2015-05-30T16:00:05","modified_gmt":"2015-05-30T16:00:05","slug":"qaabka-ugu-fudud-ee-looga-hortagi-karo-xanuunka-faaliga-q4aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/05\/30\/qaabka-ugu-fudud-ee-looga-hortagi-karo-xanuunka-faaliga-q4aad\/","title":{"rendered":"Qaabka ugu fudud ee looga hortagi karo Xanuunka Faaliga..Q4aad"},"content":{"rendered":"<p>Inkastoo faaligu uu ku dhici karo qofkasta , waxaa jira dhibaatooyin<br \/>\ngaara oo caawinaya fursadaha uu faalig ku iman karo. Qiyaas ahaan 80%<br \/>\nfaaliga waa laga hortagi karaa. Waxaase muhiiima inaad maarayn karto<br \/>\ndhibaatooyinka shakhsiga ah iyo dhibaatooyinka caafiimaad ee keeni<br \/>\nkara faaliga isla markaasna aqoonsan karto calaamadaha iyo astaamaha<br \/>\nfaaliga,<\/p>\n<p>Dhakhaatiirtu waxay ku talinaysaa in faaliga lagaga hortagi karo qodobadan.<\/p>\n<p>1.LASOCO HEERKA DHIIG KARKAAGA (HYPERTENTION)<br \/>\nDhiig karku waa dhibaatooyinka ugu waawayn ee sababa faalig hadaan la<br \/>\ndaawayn. Waa inaad cabirtaa dhiig karkaaga maalin kasta si aad u<br \/>\nogaato halka uu marayo. Haddaad awoodana soo iibso mashiinka digitalka<br \/>\nah ee dhiig karka.<\/p>\n<p>2.cuntada iyo jimicsiga<br \/>\nMiisaanka ama buurnida badani waxay cadaadis ku samaysaa wareega<br \/>\ndhiiga. Jimicso ugu yaraan shan jeer todobaadkii.<br \/>\ncuntadadu ha u badnaato khudrada noocyadeeda kala duwan. isticmaal<br \/>\nkaluunka iyo cuntooyinka bada laga helllo. ka dheerow cuntooyin<br \/>\nmilixda iyo dufanka ama subaga leh,<\/p>\n<p>3.JOOJI SIGAAR CABIDA.<br \/>\nSigaar cabidu waxay aad u caawisaa imaatinka faaliga. Sigaarku wuxuu<br \/>\ndhibaato ugaystaa gidaarada xididada dhiiga, wuxuu kordhiyaa<br \/>\nxinjirawga halbawlayaasha, wuxuu kiciyaa dhiig karka, wadnahana wuxuu<br \/>\nka dhigaa mid shaqo badan qabta,<\/p>\n<p>4.LA SOCO HEERKA SUBAGA JIDHKAAGA (CHOLESTROL)<br \/>\nCholestrol waa dufan ku jira dhiga oo uu jidhku sameeyo. sidoo kalana<br \/>\nla socda cuntada aynu cunno. heerka subaga jidhkaagu haduu bato waxaa<br \/>\nxidhmi kara halbawlayaasha, taas oo uu kadhalan karo faalig.. Dhakhtar<br \/>\nu tag haddii heerka subagaaga uu ka bato 200.<\/p>\n<p>5. LA SOCO MACAANKAGA<br \/>\nDad badan oo macaan leh ayaa waxaa la soo gudboonaada dhibaatooyin<br \/>\nkhatir ku galin kara inuu faaliga ku dhaco. Dhakhaatiira iyo<br \/>\nkalkaaliyayaasha caafimaadka ayaa ka caawin kara sidii loo maamuli<br \/>\nlahaa macaanka.<\/p>\n<p>6. AQOONSO ATRIAL FIBRILATION (AFIB)<br \/>\nAFIB waa marka uu wadnuhu u garaaco si aan caadi ahayn taasoo kordhin<br \/>\nkarta khatarta faaliga. AFIB waxaa uu sababayaa in dhiig ka buuxsamo<br \/>\nwadnaha taas oo abuuri karta xinjiro sababi karta faalig.<br \/>\nDhakhaatiirta ayaa baadhi karta daawayna karta AFIB,<\/p>\n<p>7.QAADKA<br \/>\nwaxaan shaki ku jirin inuu qaadku ka mid yahay waxyaa khatar kugu<br \/>\ngalin kara faaliga, hadaad qaadka cunto waxaa talo ah inaad yaraysato<br \/>\ndhiigagana cabirto hadaad iska shakido.<\/p>\n<p>Lasoco qaybaha danbe<\/p>\n<p>waxa diyaariyey Aqoonyahan Axmed Maxamed Ciidle<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inkastoo faaligu uu ku dhici karo qofkasta , waxaa jira dhibaatooyin gaara oo caawinaya fursadaha uu faalig ku iman karo. Qiyaas ahaan 80% faaliga waa laga hortagi karaa. Waxaase muhiiima inaad maarayn karto dhibaatooyinka shakhsiga ah iyo dhibaatooyinka caafiimaad ee keeni kara faaliga isla markaasna aqoonsan karto calaamadaha iyo astaamaha faaliga, Dhakhaatiirtu waxay ku talinaysaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8983,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,10],"tags":[],"class_list":["post-9833","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2yB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9833","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9833"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9833\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}