{"id":9829,"date":"2015-05-30T10:24:54","date_gmt":"2015-05-30T10:24:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9829"},"modified":"2015-05-30T10:24:54","modified_gmt":"2015-05-30T10:24:54","slug":"madaxwaynaha-xidhiidhka-kubada-cagta-aduunka-fifa-oo-ku-eedeyey-yurub-mid-ku-wada-olale-nacayb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/05\/30\/madaxwaynaha-xidhiidhka-kubada-cagta-aduunka-fifa-oo-ku-eedeyey-yurub-mid-ku-wada-olale-nacayb\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha xidhiidhka kubada cagta Aduunka (FIFA) oo ku eedeyey Yurub mid ku wada Olale nacayb"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxwaynaha Fifa Sepp Blatter ayaa dhaleeceeyay waxa uu ugu yeedhay ol&#8217;olaha nacaybka ku salaysan ee ay kula kaceen saraakiisha reer Yurub.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in uu aad ula yaabay hadalada ka soo yeedhay dacwad oogayaasha Maraykanka kaddib markii la xidhay saraakiisha Fifa, iyada oo uu Maraykanku u soo jaray waraaq lagu xirayo iyaga oo musuqmaasuq loo haysto.<br \/>\n79 jirka reer Switzerland waxaa dib loo soo doortay jimcihii oo uu qabsoomay shirwaynihii xiriirka kubadda cagta ee Fifa.<br \/>\nBoqor Bin Cali Xuseen oo reer Jordan ah ayaa Blatter ku qasbay wareeg labaad in loo galo doorashada kaddib markii uu heli waayay 140 kii looga baahnaa isaga oo helay 133 boqor Calina uu helay 73 cod.<br \/>\nLaakiin Bin Cali ayaa go&#8217;aansaday in uusan mar saddexaad is sharixin.<br \/>\nMadaxwaynaha xiriirka kubadda cagta ee Uefa, Michel Platini ayaa ku baaqay in Blatter uu is casilo.<br \/>\nBlatter ayaa arrintaas ku tilmaamay mid ula kac ah oo doorashada lagu soo beegay.<br \/>\nBlatter waxa uu muujiyay kalsoonida uu ku qabo in ururkaasi uu ka saari karo qalalaasaha uu hadda ku jiro.<br \/>\nWaxa uu sheegay in gudiga fulinta ee FIFA uu haddaba ka shiray dhibaatadda ururka haysata.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxwaynaha Fifa Sepp Blatter ayaa dhaleeceeyay waxa uu ugu yeedhay ol&#8217;olaha nacaybka ku salaysan ee ay kula kaceen saraakiisha reer Yurub. Waxa uu sheegay in uu aad ula yaabay hadalada ka soo yeedhay dacwad oogayaasha Maraykanka kaddib markii la xidhay saraakiisha Fifa, iyada oo uu Maraykanku u soo jaray waraaq lagu xirayo iyaga oo musuqmaasuq [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9831,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[8,10,2],"tags":[],"class_list":["post-9829","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-ciyaaraha","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2yx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9829","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9829"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9829\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}