{"id":9735,"date":"2015-05-25T13:07:03","date_gmt":"2015-05-25T13:07:03","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9735"},"modified":"2015-05-25T13:07:03","modified_gmt":"2015-05-25T13:07:03","slug":"itoobiya-tirinta-codadka-oo-socota","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/05\/25\/itoobiya-tirinta-codadka-oo-socota\/","title":{"rendered":"Itoobiya: Tirinta codadka oo socota"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Adis ababa(AN)Waxaa albaabada loo soo xiray inta badan xarumaha codbixinta doorashada guud ee dalka Itoobiya, inkasta oo meelaha qaar ay maanta furanyihiin.<!--more--><\/p>\n<p>Wali waxaa socota tirinta codadkii la dhiibtay, gudiga doorashada ee dalkaasi ayaa sheegay in ay codkooda dhiibteen sideetan boqolkiiba dadkii horay isu diiwaangaliyay.<\/p>\n<p>Malaayiin Itoobiyaan ah ayaa cododkooda ka dhiibtay doorashadan oo ah tii u horaysay ee guud tan iyo intii uu geeriyooday hogaamiyahoodii mudada dheer talada hayay ee Males Zenawi.<\/p>\n<p>Wariyaha BBC-da uga soo waramaya magaalada Adhis Ababa waxa uu sheegay in dadku ay fiilooyin dhaadheer ugu jiraan goobo badan oo codka laga dhiibanayo.<\/p>\n<p>Rai\u2019sal wasaarihii Males, badalay Xaylemaryan Dhesaalayn, ayaa la filayaa in uu guul wayn gaaro.<\/p>\n<p>Xisbigiisa EPRDF ayaa talada hayay tan iyo 1991, Laakiin mucaaradku waxa ay leeyihiin xoriyad la&#8217;aanta saxaafadda ayaa ka dhigan in aysan kolna doorashadu noqonaynin mid xalaal ah oo si xor ah u dhacda.<\/p>\n<p>Bekele Nagaam, oo u sharaxan xisbiga ugu wayn mucaaradka ee Medrek, ayaa sheegay in goobaha qaar dadka lagu qasbay in ay dawladda u codeeyaan.<\/p>\n<h2 class=\"story-body__crosshead\"><\/h2>\n<p>Gudiga doorashada ayaa sheegay in ay isdiiwaan galiyeen ku dhawaad 3 milyan. Wariyaha BBC-da Cabdirisaq Xaaji Catoosh oo ku waabariistay Magalaada Qabridahar oo ku taala xudunta deegaanka Soomaalida ayaa sheegay in ay dadku u kalaheen goobaha codadka laga dhiibanayo, inkasta oo uu jiray dib u dhac ku yimid goobahas<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Adis ababa(AN)Waxaa albaabada loo soo xiray inta badan xarumaha codbixinta doorashada guud ee dalka Itoobiya, inkasta oo meelaha qaar ay maanta furanyihiin.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9738,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-9735","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2x1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9735","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9735"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9735\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9735"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9735"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9735"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}