{"id":968,"date":"2014-12-06T17:41:31","date_gmt":"2014-12-06T17:41:31","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=968"},"modified":"2014-12-06T17:41:31","modified_gmt":"2014-12-06T17:41:31","slug":"xukuumada-maanta-waxqabadkeeda-waxa-maragka-ah-korodhka-miisaaniyada-dalkamaxamed-sanwayne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/06\/xukuumada-maanta-waxqabadkeeda-waxa-maragka-ah-korodhka-miisaaniyada-dalkamaxamed-sanwayne\/","title":{"rendered":"&#8221;Xukuumada maanta waxqabadkeeda waxa maragka ah Korodhka Miisaaniyada Dalka&#8221;Maxamed Sanwayne"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)\u00a0Isuduwaha Wasaaarada Maaliyada ee Gobolada Togdheer,Oodwayne iyo Saraar Maxamed Jaamac Maxamuud (Sanwayne) ayaa ka warbixiyey hawlaha dakhli ururinta\u00a0 gobolada bariga S\/land,<!--more--><\/p>\n<p>waxaanu tilmaamay Isuduwuha Maaliyada\u00a0 in guulo horleh ay ku talaabsatay Wasaarda Maaliyadu dhanka dakhli ururinta Goboladaas waaxaanu\u00a0 yidhi<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/maxxamed.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-969\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/maxxamed.jpg?resize=339%2C388\" alt=\"maxxamed\" width=\"339\" height=\"388\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u201cMarkaad eegto manta iyo sanadkii hore \u00a0waxaa udhaxeeya farqi wayn oo la taaban karo haday tahay dhanka dhaqaalaha \u00a0iyo tayaynta \u00a0shaqaalaha Wasaarada Maaliyada ee Gobolada\u00a0Togdheer,Oodwayne iyo Saraar, iyadoo mudadadaas aan ku guulaysanay sidii loo dardargalin lahaa shaqaalaha Wasaara Maaliyada ee sadexdaas Gobol iyo sidii wax looga badali lahaa qaabka looga qaado cashuurta bulshadaas&#8221;<\/p>\n<p>Waxa kale oo Maxamed Sanwayne kahadlay kormeer uu ku maray goboladaas \u00a0waxaanu yidhi<\/p>\n<p>&#8220;Runtii mudo ayay nagu qaadatay sidii aan ukaantaroolilahayn shaqaalaha Maaliyada iyo sidii aan ugu baraarujin lahayn shacbiga ku dhaqan goboladaas in \u00a0la helo cashuurtii ku waajibtay ayna si buuxda unoqdaan qaar cashuur bixyayaal ah,waxaana jirtayCashuuro sida daaraha oo kale \u00a0,kuwaas oo \u00a0ka muuqday isdhex yaac \u00a0,iyadoo aanu usamaynay \u00a0nidaam iyo tira koob lagu sameeyey guryaha ,taas oo meesha ka saaraysa wax lunsi ah oo baalmarsan sharciga&#8221;<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu ku nuux nuux saday kaalinta maanta ay taagan tahay \u00a0dakhli ururinta cashuuraha ee gobolada bariga isagoo tilmaamay in farqi udhaxeey waxaanu xusay Maxamed Sanwayne in ay halkaa ka sii wadidoonaan hawlaha dardargalinta iyo kobcinta dhaqaalaha ee goboladaas<\/p>\n<p>Waxa kale oo ku amaanay Wasiirka Maaliyada S\/land C\/casiis Maxamed Samaale \u00a0korodhka Miisaniyada waxaana hadaladiisi kamid ahaa<\/p>\n<p>&#8221;Maanta waad la socotaan Wasaarada Maaliyada majaraha waxaa uhaya C\/casiis oo runtii ah qof xilkas ah waxaanad ka dheehan kartaaa halka uu maanta gaadhsiiyey Miisaniyadii dalka anaguna hadaanu nahay shaqaalaha Wasarada faan ayay nootahay ,waxaana xaqiiq ah in ay taariikhdu xusi doonta Wasiir Samaale<\/p>\n<p>Isuduwaha Wasaaarada Maaliyada ee Gobolada Togdheer,Oodwayne iyo Saraar Maxamed Jaamac Maxamuud (Sanwayne)<\/p>\n<p>waxa uu fariin udiray Asxaabta Mucaaridka ah isagoo ku tilmaamay qaar majara habaabinaya umada dhex wadan fidmo<\/p>\n<p>waxaanu yidhi<\/p>\n<p>&#8220;Xisbiyada waan la yaabaa marka leeyihiin Xukuumadu wax may qaban waxaan is idhaa wax kale oo ay umada usheegaan may waayeen ,maanta waxaa nasiib daro ah in ay arki waayeen nimankaa mucaaridka ahi waxqabadka taabo galay ee Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo ay ka wado bari ilaa galbeed ,waxaa marag madoon ah Miisaniyada Qaranku halakay marayso iyo maalintii xilka la wareegtay halkay maraysay taas ayaaba wax \u00a0aan la qiyaasi karo aan ahayn laakin waxaa ayaan daro ah in hadaad tihiin Mucaarid aad la timaadan wax muuqda hadii kale aad shacabka aad ka daysaan borobagaandada iyo beenta aad la taagan tihiin maalin kasta Saxaafada&#8221;<\/p>\n<p>gabagabadii\u00a0Isuduwaha Wasaaarada Maaliyada ee Gobolada Togdheer,Oodwayne iyo Saraar Maxamed Jaamac Maxamuud (Sanwayne) waxa uu baaq udiray bulshada ku dhaqan S\/land gaar ahaan Gobolada Bariga isagoo ku guubaabiyey in ay noqdaan qaar ka qayb qaata dhismaha Qaranka \u00a0,cashuurtana bixiya waxaanu ku dheeraday Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo oo ku tilmaamay Dawladii horumarka iyo waxwada qabsiga<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)\u00a0Isuduwaha Wasaaarada Maaliyada ee Gobolada Togdheer,Oodwayne iyo Saraar Maxamed Jaamac Maxamuud (Sanwayne) ayaa ka warbixiyey hawlaha dakhli ururinta\u00a0 gobolada bariga S\/land,<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":969,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-968","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/968","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=968"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/968\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=968"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=968"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=968"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}