{"id":9668,"date":"2015-05-23T08:02:24","date_gmt":"2015-05-23T08:02:24","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9668"},"modified":"2015-05-23T08:02:24","modified_gmt":"2015-05-23T08:02:24","slug":"ururka-daacish-oo-sheegtay-qaraxii-lala-beegsaday-masaajidkii-sucuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/05\/23\/ururka-daacish-oo-sheegtay-qaraxii-lala-beegsaday-masaajidkii-sucuudiga\/","title":{"rendered":"Ururka Daacish oo sheegtay Qaraxii lala beegsaday Masaajidkii Sucuudiga"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Xooggaga Daacish ayaa sheegay in ay fuliyeen weerar is qarxin ah, oo shalay lagu qaaday masaajid ay dadka Shiicada ah ku tukadaan, oo ku yaalla dalka Sacuudi Carabiya.<\/p>\n<p>Daacish ayaa bar ay twitter ku leedahay soo dhigtay fariinta sheegashada iyo sawirka qofka masaajidka isku qarxiyay.<\/p>\n<p>Wasaaradda caafimaadka ee Sacuudiga ayaa sheegtay in 21 qof ay ku dhinteen qaraxa, ayna ku dhaawacmeen dad ka badan 100 qof.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa ka dhacay masaajid ku yaalla gobolka bari ee ay ku badan yihiin dadka Shiicida ah.<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha gudaha ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in kuwii ku lugta lahaa weerarkaasi la ugaarsan doono.<\/p>\n<p>Fariin cod ah oo lagu sheegay in ay soo direen dagaalyahannada Daacish, oo soo baxday sanadkii lasoo dhaafay, ayaa loogu hanjabay Shiicada ku nool Sacuudi Carabiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xooggaga Daacish ayaa sheegay in ay fuliyeen weerar is qarxin ah, oo shalay lagu qaaday masaajid ay dadka Shiicada ah ku tukadaan, oo ku yaalla dalka Sacuudi Carabiya. Daacish ayaa bar ay twitter ku leedahay soo dhigtay fariinta sheegashada iyo sawirka qofka masaajidka isku qarxiyay. Wasaaradda caafimaadka ee Sacuudiga ayaa sheegtay in 21 qof ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9669,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-9668","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2vW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9668","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9668"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9668\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9668"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9668"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9668"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}