{"id":9646,"date":"2015-05-22T15:15:00","date_gmt":"2015-05-22T15:15:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9646"},"modified":"2015-05-22T15:15:00","modified_gmt":"2015-05-22T15:15:00","slug":"qarax-dhimasho-iyo-dhawac-keenay-oo-ka-dhacay-dalka-sucuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/05\/22\/qarax-dhimasho-iyo-dhawac-keenay-oo-ka-dhacay-dalka-sucuudiga\/","title":{"rendered":"Qarax dhimasho iyo dhawac keenay oo ka dhacay dalka Sucuudiga"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan afar qof ayaa lagu soo waramayaa in ay dhinteen, qof goob joog ahna waxa uu sheegayaa in weerarkaasi uu ismiidaamin ahaa.<!--more--><\/p>\n<p>Weerarka ayaa waxa uu ka dhacay gobalka waqooyiga ku yaala, oo ay u badan Shiicada laga tirada badan yahay.<\/p>\n<p>Fiidiyow laga soo duubay masaajidka Imam Ali, ee uu qaraxa ka dhacay ayaa waxa uu muujinayaa in qeybaha jirka bani\u2019aadamka ay daadsanaayeen goobta ay wax ka dhaceen.<\/p>\n<p>Qofka isa soo miidaamiyay ayaa qaraxa waxa uu fuliyay xilligii salaada jimcaha.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysay oo qarax lala eegto masaajid ay leeyihiin Shiicada oo ku yaala Sacuudiga, iyada oo ay isa sii tarayso xiisada ballaaran ee ka taagan gobalka, ee u dhaxaysa Suniyiinta iyo Shiicada Muslimka ah.<\/p>\n<p>Sacuudiga ayaa hadda hoggaaminaya weeraro dhanka cirka ah oo ka dhan ah falaagada Shiicada ee Yemen, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay taakuleyn ka helayaan Iran.<\/p>\n<p>Majirto cid sheegatay weerarkan ilaa iyo hadda, waloow maleeshiyada Daacish ay soo sareen digniin ay ku sheegayaan in ay weerarayaan Shiicada ku sugan Sacuudiga.<\/p>\n<p>Sacuudiga kuma cusbo weeraro argagaxiso, waxayna ka guulaysteen mowjado weeraro bambaano oo dhacay sanad ka hor.<\/p>\n<p>Balse waxaa weerarkaas ku qaaday Al-Qacida oo wadatay ujeedooyin ka duwan kuwa Daacish.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan afar qof ayaa lagu soo waramayaa in ay dhinteen, qof goob joog ahna waxa uu sheegayaa in weerarkaasi uu ismiidaamin ahaa.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9648,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-9646","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2vA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9646","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9646"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9646\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9646"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9646"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9646"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}