{"id":9640,"date":"2015-05-22T14:13:11","date_gmt":"2015-05-22T14:13:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9640"},"modified":"2015-05-22T14:13:11","modified_gmt":"2015-05-22T14:13:11","slug":"al-shabaab-oo-la-wareegtay-deggaanno-ka-tirsan-kenya-iyo-booliska-kenya-oo-ka-cararay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/05\/22\/al-shabaab-oo-la-wareegtay-deggaanno-ka-tirsan-kenya-iyo-booliska-kenya-oo-ka-cararay\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab Oo La Wareegtay Deggaanno Ka Tirsan Kenya Iyo Booliska Kenya Oo Ka Cararay."},"content":{"rendered":"<p class=\"entry-title single-post-title heading_post_title\">Garisa(AN)-Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan xarakada Alshabaab ay la wareegeen deegaanno hoos yimaad magaalada Gaarisa.<!--more--><a href=\"http:\/\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/Al-Shabaab-NFD-735x400.jpg\"><br \/>\n<\/a><\/p>\n<p>Sida ay wararku tibaaxayaan boqolaal dagaalyahan oo Al Shabaab ka tirsan ayaa xalay fiidkii dagaal la\u2019aan kula wareegay deegaanno istiraatiiji ah kadib markii ay isaga baxeen ciidamada booliska Kenya.<\/p>\n<p>Deggaanka \u00a0Alshabaab dagaal la\u2019aanta kula wareegeen ayaa lagu magacaabaa<strong>Yumbis,<\/strong>Waxaanay hoostagtaa magaalada Gaarisa.Warbaahinta Tooshnews ayaa lagu baahiyay.<\/p>\n<p>Ciidamadii Kenya ee ku sugnaa deggaankaasi ayaa la xaqiijiyay inay baqasho carareen kadib markii ay ka war-heleen in ciidamada Al-Shabaab ay gudaha u soo galeen deggaankaasi.<\/p>\n<p>Dibu-gurashadan ay sameeyeen ciidamada Kenya ayaa sababtay in ciidamada \u00a0Al-Shabaab ay si nabad-galyo ah kula wareegaan gacan-ku-heynta deggaankaasi.<\/p>\n<p>War rasmi ah oo kasoo baxay taliska ciidanka Al shabab \u00a0ayaa lagu xaqiijiyay in ciidamadoodu galeen deggaanka Yumbis iyagoo aan wax iska caabin ah kala kulmin ciidamada booliska Kenya.<\/p>\n<p>Warbaahinta maxalliga Kenya ayaa sheegtay in ciidamada Al Shabaab ay 8 saacadood oo xidhiidh ah ku sugnaayeen deegaanka Yumbis. Waxaanay wararku tibaaxayaan in xoogagga Al-Shabaab ay kulamo la qaateen qeybaha bulshada ee ku nool deegaankaasi, sida odayaasha dhaqanka.<\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyay ayaa iyaguna waxay sheegayaan in aroornimadii saaka ay ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab iskaga baxeen deggaankaasi, kadib markii ay hawlahoodii ka dhamaysteen.<\/p>\n<div class=\"really_simple_share really_simple_share_button robots-nocontent snap_nopreview\">\n<div class=\"really_simple_share_facebook_like\"><\/div>\n<div class=\"really_simple_share_twitter\"><\/div>\n<div class=\"really_simple_share_google1\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garisa(AN)-Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan xarakada Alshabaab ay la wareegeen deegaanno hoos yimaad magaalada Gaarisa.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9641,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-9640","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2vu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9640","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9640"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9640\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}