{"id":9457,"date":"2015-05-16T13:55:59","date_gmt":"2015-05-16T13:55:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9457"},"modified":"2015-05-16T13:55:59","modified_gmt":"2015-05-16T13:55:59","slug":"maxamed-mursi-oo-dil-lagu-xukumay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/05\/16\/maxamed-mursi-oo-dil-lagu-xukumay\/","title":{"rendered":"Maxamed Mursi Oo Dil Lagu Xukumay"},"content":{"rendered":"<p>Qaahira(AN)Maxakamad ku taala dalka Masar ayaa xukun dil ah ku riday Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi kadib markii uu muddo xabsiga ku jiray. Xukunka Maxakamadda oo dhacay Sabtida maanta ayaa waxaa Maxamed Mursi lala xukumay 105 qof oo kale oo qaarkood iyagoo maqan xukunku dhacay. Dadka la xukumay ayaa inta badan ku jiray Mucaaradka.<\/p>\n<p>Eedaha la sheegay in lagu helay Maxamed Mursi iyo xubnaha kale ee Mucaaradka ahaa waxaa ka mid ah inay cilaaqaad la lahaayeen Awoodo shisheeye sida Ururka Xamaas ee Falastin iyo Iiraan oo raba inay Masar Curyaamiyaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay ku eedeeysan yihiin carqaladihii Xukunka lagaga tuuray Xusni Mubaarak iyo dhibaatada dibad bixii markii dambe ee Xukunka laga tuuray Mr Mursi.<\/p>\n<p>Sida uu qorayo Sharciga Masar, garsooruhu waa in uu la tashadaa hay&#8217;addaha diimaha inta aan dilkaasi la fulinin. Wakaalada Associated Press ayaa ku warantay in bisha June 2-deeda lagu dhawaaqi doono Xukunka kama dambeysta ah ee Mursi iyo dadka la xukuman.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira(AN)Maxakamad ku taala dalka Masar ayaa xukun dil ah ku riday Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi kadib markii uu muddo xabsiga ku jiray. Xukunka Maxakamadda oo dhacay Sabtida maanta ayaa waxaa Maxamed Mursi lala xukumay 105 qof oo kale oo qaarkood iyagoo maqan xukunku dhacay. Dadka la xukumay ayaa inta badan ku jiray Mucaaradka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8927,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-9457","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2sx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9457","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9457"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9457\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9457"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9457"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9457"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}