{"id":9452,"date":"2015-05-16T13:49:59","date_gmt":"2015-05-16T13:49:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9452"},"modified":"2015-05-16T13:49:59","modified_gmt":"2015-05-16T13:49:59","slug":"astaamaha-iyo-calaamadaha-lagu-garto-faaliga_________q3xaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/05\/16\/astaamaha-iyo-calaamadaha-lagu-garto-faaliga_________q3xaad\/","title":{"rendered":"ASTAAMAHA IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO FAALIGA_________Q3xaad"},"content":{"rendered":"<p>In la ogaado calaamadaha iyo astaamaha faaligu waxay xaqiijinaysaa talaabada koowaad ee kaalmo caafimaad oo DAGDAG ah lagu siinayo qofka faaligu ku dhacay. Daqiiqadkasta oo qofka faaligu asiibay ku sii jiro daawayn la aan .dhiigii maskaxda tagi lahaana uu xidhnaado.waxaa dhinta dareen wadayaal tiradooda lagu qiyaasay 1.9million. Taas oo macnaheedu yahay in qofka hadalkiisii, xusuustiisii , dhaqdhaqaaqiisii iyo meelo kale oo badanba ay dhibaato soo gaadhayso.<br \/>\nAkhriste waxay dhakhaatiirti ku talinaysaa inaad barato calaamada iyo astaamaha faalig inta ugu badan ee suurto gal ah, sidaa darteed waxaad dagdag u aqoonsankartaa faaliga kadibna badbaadin kartaa naf.<\/p>\n<p>calaamadaha faaliga waxaa ka mida<br \/>\nkabuubyo ama daciifnimo DAGDAG ah oo wajiga,lug ama gacan laga dareemo gaar ahaan haldhinac oo jidhka ah.<br \/>\nWareer,dhib hadalka ah ama fahanka ah oo DAGDAG ah.<br \/>\nDhibaato araga ah oo\u00a0\u00a0 DAGDAG\u00a0 ah hal idil amaba labada indhoodba.<br \/>\nDawakhaad, dhibaato socodka iyo isku dheelitiranka jidhka ah oo DAGDAG\u00a0 ah,<br \/>\nMadax xanuun daran waxsababayna aanad garanayn oo DAGDAG ah.<br \/>\nRAAC TILMAAMAHAN SI AAD UHUBISO ASTAAMAHA AYNU\u00a0 KOR KU SOO SHEEGNAY.<\/p>\n<p>WAJIGA_ Usheeg qofka inuu dhoola cadeeyo. hal dhinac oo wajigiisa ahi qalooc ma leeyahay?<\/p>\n<p>GAC,MAHA_ Usheeg qofka inuu labada gacmoodba kor u qaado. Hal gacan hoos ma u dhacaysaa?<\/p>\n<p>HADALKA_ Usheeg qofka inuu ku dhawaaqo weedh fudud dhawr jeer.\u00a0 Ma jirtaa dhib hadalka ahi?<\/p>\n<p>N.B<br \/>\nAstaamaha aynu kor ku soo sheegnay waxaa suurto gal ah inaanay ka wada muuqan qofka waayo waxaa kala duwan nooca dhaawaca maskaxda gaadhaya.<br \/>\nHaddaad astaamahaas ku aragto qofka waxaa muhiim ah wax wayna ka taraysa daawaynta iyo ka soo ka bashada faaliga in si dagdag ah qofkaas loo geeyo xarunta caafimaad ee ugu dhaw<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>W Q Aqoonyahan Axmed Maxamed Ciidle<\/p>\n<p>Arabsiyo S\/land<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>In la ogaado calaamadaha iyo astaamaha faaligu waxay xaqiijinaysaa talaabada koowaad ee kaalmo caafimaad oo DAGDAG ah lagu siinayo qofka faaligu ku dhacay. Daqiiqadkasta oo qofka faaligu asiibay ku sii jiro daawayn la aan .dhiigii maskaxda tagi lahaana uu xidhnaado.waxaa dhinta dareen wadayaal tiradooda lagu qiyaasay 1.9million. Taas oo macnaheedu yahay in qofka hadalkiisii, xusuustiisii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9453,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,10],"tags":[],"class_list":["post-9452","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2ss","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9452","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9452"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9452\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9452"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9452"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9452"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}