{"id":9439,"date":"2015-05-16T12:25:12","date_gmt":"2015-05-16T12:25:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9439"},"modified":"2015-05-16T12:25:12","modified_gmt":"2015-05-16T12:25:12","slug":"guddoomiye-cirro-oo-warqad-mad-madow-ka-muuqdo-beesha-caalamka-ugu-gudbiyey-mowqifka-xisbigiisa-waddani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/05\/16\/guddoomiye-cirro-oo-warqad-mad-madow-ka-muuqdo-beesha-caalamka-ugu-gudbiyey-mowqifka-xisbigiisa-waddani\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Cirro oo Warqad Mad-madow ka muuqdo beesha Caalamka ugu gudbiyey Mowqifka Xisbigiisa WADDANI.."},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa maanta oo bishu tahay 15-May soo saaray Waraaq xambaarsan qoraallo lagu qoray luqadaha Afka Soomaaliga iyo English oo Xisbigu kaga hadlayo mowqifkiisa ku aaddan muranka siyaasadeed ee ka taagan muddo-kordhinta loo sameeyey xukuumadda iyo Golaha Wakiillada.<!--more--><\/p>\n<p>Waraqaada guddoomiye Cirro oo la sheegay inuu u qoray Beesha Caalamka., tixraaceedu yahay XIS\/WAD\/XDH\/2229\/2015, isla markaana aan lagu xusin cidda ay ku socoto, ayaa lagu sheegay in xisbiga Waddani ka soo horjeedo tallaabo kasta oo Somaliland lagaga takoorayo beesha Caalamka oo uu xusay inuu soo-dhawaynayo taageerada kala duwan ee ay u fidiyaan Somaliland.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cirro waxa bogaadiyey dhawaaqa beesha Caalamka ee ka dhashay go\u2019aankii Golaha Guurtidu muddo-kordhinta ugu sameeyeen xukuumadda iyo Golaha Wakiillada. Waxase uu xusay inuu danaynayo gogosha Xukuumaddu u fidisay mucaaradka, taas oo uu ku tilmaamay mid lagaga bixi karo khilaafka siyaasadeed ee xilligan dalka ka taagan.<\/p>\n<p>Waraaqahan oo warbaahinta loo qaybiyay ayaan lagu xusin meesha loo diray iyo cidda loo diray isla markaan lugu sheegin cidda ay ka socoto wallow lagu daabacay fariin lagu lifaaqay ujeedada ay xambaarsantahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>War saxaafadeedka Xisbiga Waddani waxa uu u dhignaa Sidan:-<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xisbiga WADDANI wuxuu Soo dhaweynayaa Tageerada Beesha Caalamka ee dhinacyada badan eekala ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol>\n<li>Taageerada Iyo Is-Kaashiga Dhinac Amniga<\/li>\n<li>Taageerada dhinaca\u00a0 horumarka<\/li>\n<li>Taageerada dhinaca shaqo-abuurka<\/li>\n<li>Taageerada dhinaca geeddi-socodka dimuqraadiyadda si loo xaqiijiyo doorashooyin xor oo xalaal ah oo xiligooda ku dhaca.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xisbiga WADDANI wuxuu aaminsan yahay\u00a0 in dawga keliya ee loo mari karo hiigsiga\u00a0 shacabka Somaliland ee aqoonsigu uu yahay la-macaamilka iskaashiga hufan iyo xidhiidhka suubban ee lala yeesho Beesha Caalamka,Xisbiga WADDANI wuxuu ka soo hor-jeedaa takooridda Somaliland laga takoorayo Beesha Caalmkaa.<\/p>\n<p>Xisbiga WADDANI wuxuu soo dhayaweynayaa dedaalka iyo fududaynta ay Beesha Caalamku ku hollinayso\u00a0 in xiisadaha iyo muranada siyaasadeed ee oogan lagu maareeyo wada-hadal, xiisadan siyaasadeed\u00a0 ee taagani waa mid ka dhalatay muddo-kordhintii Golaha Guurtidu u samaysay Madaxweynaha Iyo Golaha Wakiilada ee dhammayd 21ka bilood,taas oo xilliga doorashooyinka u riixday Maaj 2017.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Golaha Guurtidu wuxuu dhegaha ka furaystay talo-bixintii Xisbiyada mucaaradka ah iyo dareemmadii dadweynuhu ku taageerayeen soo \u2013jeedintii Guddiga Doorashooyinka Qaranku ku cayimeen maalinta ay qaban karayaan doorashooyinka oo ku suntan\u00a0 1 June 2016ka,xisbiga WADDANI ma arko kumana qanacsana in loo bahan yahay 10 bilood oo lagu kordhiyo muddada farsamo\u00a0 ee sanadka ah\u00a0 ee ay Guddida Doorashooyinku cayimeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xisbiga WADDANI wuxuu aad u danaynayaa wada-hadallada\u00a0 iyo gogosha\u00a0 uu ku baaqay Madaxweyne ku-xigeenku,waxaanu Xisbigu Oggol yahay in laga wada-haddllo xiliga doorashada la qabanaayo iyo muddo-kordhintii Golaha Guurtidu jideeyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xisbiga WADDANI wuxuu diyaar u yahay in uu kaalintiisa ka qaato dedaal kasta oo lagu raadinayo samaha\u00a0 iyo horumarka Somaliland, Xisbiga WADDANI wuxuu\u00a0 qadarin doonaa baaqii Beesha Caalamka\u00a0 ee 13 May-2015 iyo wada haddalladii dhex maray Wakiilka EU-da\u00a0 iyo dhammaan daneeyayaasha doorashooyinka ee Somaliland\u00a0 11-13 May 2015ka,ugu dambayntii Xisbiga WADDANI\u00a0 wuxuu Aad u qaddarinayaa taageeradaa niyad-samida ah\u00a0 oo saamayn togan ku leh\u00a0 geeddi \u2013socodka dimuqraadiyadeed ee Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Allla Mahad Leh<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI<\/p>\n<p>Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro<\/p>\n<p><strong>Halkan ka Eeg lifaaqa labada Warqadood ee ka soo baxay xafiiska xisbiga WADDANI .<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/HYUUD.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-9440\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/HYUUD.jpg?resize=696%2C958\" alt=\"HYUUD\" width=\"696\" height=\"958\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa maanta oo bishu tahay 15-May soo saaray Waraaq xambaarsan qoraallo lagu qoray luqadaha Afka Soomaaliga iyo English oo Xisbigu kaga hadlayo mowqifkiisa ku aaddan muranka siyaasadeed ee ka taagan muddo-kordhinta loo sameeyey xukuumadda iyo Golaha Wakiillada.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9440,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-9439","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2sf","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9439","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9439"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9439\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9439"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9439"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9439"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}