{"id":9258,"date":"2015-05-09T17:04:34","date_gmt":"2015-05-09T17:04:34","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9258"},"modified":"2015-05-09T17:04:34","modified_gmt":"2015-05-09T17:04:34","slug":"wasiirka-warfaafinta-sland-oo-hortagay-gudiga-ilaalinta-hantida-qaranka-golaha-wakiilada-sland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/05\/09\/wasiirka-warfaafinta-sland-oo-hortagay-gudiga-ilaalinta-hantida-qaranka-golaha-wakiilada-sland\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta S\/land oo hortagay Gudiga ilaalinta hantida Qaranka Golaha Wakiilada S\/land"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN) Gudida ilaalinta iyo dabo galka hantida qaranka Ee Golaha Wakiilada Jamuuriyada Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay Xubno ka socday Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland oo ay hormuud ka ahayeen Wasiirka ,Wasiir ku xigeenka agaasime Waaxeedyada Wasaaradaasi.<!--more--><\/p>\n<p>Ugu Horayn Waxa kulan kaas ka warbxiyay Gudoomiyaha Gudida Ilaalinta Iyo Dabo galka hantida qaranka Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi, (Obama) Waxaana uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cAnagoo Ka wakiila Gudida ilaalinta iyo dabo galka hantida qaranka waxaanu halkan sidii Gudida caadada u ahaan jiray kula kulanay Hormuudka Wasaarada Warfaafinta oo halkan ay nagal jogaan Wasiirka ,Wasiir ku xigeenka Iyo Dhamaan Agaasime waaxeedyada Wasaaradaasi aad ayaan ugu hambalyaynayaa Waayo waa wasaaradii u horaysey ee ay gudidayda hor imaadaan<br \/>\nintaas oo shaqaale ahi .<\/p>\n<p>Sidii caadad noo ahaan jirtay waxaanu waydiinay Su\u2019aalo ku saabsan waxa ay wasaaradoodani u qabato Qarankan Somaliland dhamaan waxaanu waydiinayna way nooga jawaabeen kulankani maaha kii isugu kaaya dambaysay balse waxa uu noqon doonaan mid aan booqasho ku tagno Wasaaradooda .<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gudida Ilaalinta Iyo Dabo galka hantida qaranka Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi, (Obama) oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu sheegay in ay isla qaateen wasaarada warfaafinta sidii saxaafadu uga gaar noqonlahayd Qabyaalada Waxan uu yidhi \u201c waxa maanta xusid mudan in aanu isla qaadanay wasaarada warfaafinta in maanta warbaahinteena ku badantahay anagoo reer hebal ah ama waxayaabaha qabyaalada anaga ka gudi ahaan iyo Wasaaradu waxa aanu isla qaadanay sidii aanu u soo saari lahayin Xeer xakamaynaaya in aan qabyaalda laga dhaqmin saxaafada aanu si wada jira u soo wada saari lahayin .<\/p>\n<p>Waxa Dhankiisa halkaasi hadlo kooban ka soo jeediyay Sheegayna waxa yaabaha ay ka wada hadleen Gudida Wasiirka Wasaarad Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyi galinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Waxana uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201c Waxanu si gaara ugu mahadnaqaynaa Gudidan aanu maanta la kulanay waxa jiray kulamo hore oo naga baaqday anaga iyo Gudiduba waanu is ogayin mar waxa ay ahayid maalintii ay Madaxweyne ku xigeenku dalka ku soo laabanaayay maalina howlaha qaranka uun ayaan wadnay manay jirin sabab kale maantan Wasaarada oo isku dhan ayaa u timi Gudida .<\/p>\n<p>intaas waxa uu ku daray isaga oo hadalkiisa siiwata waxaana uu yidhi.&#8221;Waxaan gudida ugu mahaq-naqayaa sida ay dadaalka u wadaan sida ay Su\u2019aalaha noo waydiinayaan dhamaana waanu ka jawaabnay wax Alle wixii kale ee ay nawaydiinayaana diyaar ayaanu u nahay gabagabdiina angoo labadayduba mabsuud ah ayaan soo baxnay .<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Y2yba7fslvs\" width=\"640\" height=\"390\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Arabiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN) Gudida ilaalinta iyo dabo galka hantida qaranka Ee Golaha Wakiilada Jamuuriyada Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay Xubno ka socday Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland oo ay hormuud ka ahayeen Wasiirka ,Wasiir ku xigeenka agaasime Waaxeedyada Wasaaradaasi.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9259,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-9258","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2pk","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9258","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9258"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9258\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9258"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9258"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9258"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}