{"id":9123,"date":"2015-04-30T20:58:20","date_gmt":"2015-04-30T20:58:20","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9123"},"modified":"2015-04-30T20:58:20","modified_gmt":"2015-04-30T20:58:20","slug":"madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-maareeyihii-tv-ga-qaranka-somaliland-badelkiisiina-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/30\/madaxwaynaha-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-maareeyihii-tv-ga-qaranka-somaliland-badelkiisiina-magacaabay\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Maareeyihii Tv-ga Qaranka Somaliland Badelkiisiina Magacaabay."},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-3252\/042015uu ku magacaabay Maareeyaha Guud ee Telefishanka Qaranka<!--more--><\/p>\n<p>WAR-SAXAAFADEED<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo<\/p>\n<p>waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-3252\/042015 uu ku magacaabay Maareeyaha Guud ee Telefishanka Qaranka, isaga oo maareeyihii horena u bedelay, una magacaabay Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Xidhiidhka Warbaahinta.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu:-<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Baahida loo qabo in la magacaabo Maareeyaha Guud ee Telefishanka Qaranka Madaxa Bannaan ee Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p>Markuu Tixgeliyey: Soo jeedimihii iyo talooyinkii mas\u2019uuliyiinta kala duwan;<\/p>\n<p>Markuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<\/p>\n<p>Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aansaday<\/p>\n<p>In Mudane, Cabdi Cali Mahdi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Guud ee Telefishanka Qaranka Madaxa Bannaan ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>Bedelka Maareeyihii hore<br \/>\niyo magacaabistiisa.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu:-<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p>Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda La-Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Xidhiidhka Warbaahinta;<\/p>\n<p>Markuu Arkay: In baahi loo qabo magacaabidda jagadan;<\/p>\n<p>Markuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<\/p>\n<p>Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aansaday<\/p>\n<p>In Mudane, Khadar Xasan Cali Gaas, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Xidhiidhka Warbaahinta.<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<\/p>\n<p>Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)<\/p>\n<p>Afhayeenka Madaxtooyada JSL<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-3252\/042015uu ku magacaabay Maareeyaha Guud ee Telefishanka Qaranka<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2518,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-9123","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2n9","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9123","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9123"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9123\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9123"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9123"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9123"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}