{"id":912,"date":"2014-12-06T10:55:11","date_gmt":"2014-12-06T10:55:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=912"},"modified":"2014-12-06T10:55:11","modified_gmt":"2014-12-06T10:55:11","slug":"baarlamaanka-federaalka-soomaaliya-oo-codka-kalsoonida-u-qaadaya-raysalwasaare-cabdiweli-shiikh-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/06\/baarlamaanka-federaalka-soomaaliya-oo-codka-kalsoonida-u-qaadaya-raysalwasaare-cabdiweli-shiikh-sawiro\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo codka kalsoonida u qaadaya Raysalwasaare Cabdiweli Shiikh \u2013 Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida u qaadaya Raysalwasare Cabdiweli Shiikh Axmed, kadib markii Mooshin ka dhan ah ay soo gudbiyeen Xildhibaano kor u dhaafaya 100 asida ay sheegteen.<br \/>\nFadhiga maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in ay soo xaadiraan inta Muqdisho ka joogta Xuildhibaanada sidoo kale waxaa ilaa maalintii shalay soo gaarey Muqdisho Xildhibaano kale oo safaro ku maqnaa, waxaana fadhigu ku bilaamayaa doodii Khamiistii bilaamatey, waxaana is qorey in ay aragtidooda dhiibtaan 86 Xildhibaan, dooda kadib ayaa la guda gelayaa codeynta.<br \/>\nFadhiga maanta waxaa soo xaadirey 211 Xildhibaan, waxaana Mooshinku doonayaa 139 Xildhibaan oo u codeeya HAA, marka la eego Xildhibaanada hadda fadhiya golaha waxaa Raysalwasaaruhu u baahan yahay 73 Xildhibaan oo keliya.<\/p>\n<p>Raysalwasaaraha oo lagu wadey in uu maalintii Khamiista hortago baarlamaanka si uu isu difaaco, ayaa sheegey in uu ku kalsoon yahay go\u2019aanka baarlamaanku wixii ay go\u2019aan ku gaaraana uu qaadanayo oo aan loo baahneyn in uu isdifaaco maadaama la xisaabtan aanu uga imaan Baarlamaanka ee Mooshinka meelo kale laga keenay.<\/p>\n<p>Haddii Raysalwasaaruhu waayo codka kalsoonida, waxa uu xafiiska sii joogayaa isaga oo sii haye ah, waxaana Madaxweynuhu soo magacaabaya Raysalwasaarihii beddeli lahaa muddo 30 maalmood ah gudaheed, hadddiise uu codka kalsoonida helo, waxaa bilaamaya in masuuliyiintu ay ka wada hadlaan qabkii ay u wada shaqeyn lahaayeen una kabi lahaayeen buundada dhexdooda ka go\u2019day.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nMuqdisho office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida u qaadaya Raysalwasare Cabdiweli Shiikh Axmed, kadib markii Mooshin ka dhan ah ay soo gudbiyeen Xildhibaano kor u dhaafaya 100 asida ay sheegteen. Fadhiga maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in ay soo xaadiraan inta Muqdisho ka joogta Xuildhibaanada sidoo kale waxaa ilaa maalintii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":913,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-912","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/912","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=912"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/912\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=912"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=912"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=912"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}