{"id":9105,"date":"2015-04-30T15:20:38","date_gmt":"2015-04-30T15:20:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9105"},"modified":"2015-04-30T15:20:38","modified_gmt":"2015-04-30T15:20:38","slug":"gobollada-ssc-way-ku-dulmanyihiin-somaliland-waraysi-xaasaasi-ah-xildh-cqaadir-xaamud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/30\/gobollada-ssc-way-ku-dulmanyihiin-somaliland-waraysi-xaasaasi-ah-xildh-cqaadir-xaamud\/","title":{"rendered":"\u201cGobollada SSC way ku Dulmanyihiin Somaliland..\u201dWaraysi Xaasaasi ah Xildh. C\/qaadir Xaamud."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)-Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud Jibriil oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay inay Beellaha Bariga Somaliland xaq u leeyihiin Kursiga Guddoomiyaha Maxkamadda sare si loo dheeli-tiro Saami-qaybsiga Kuraasta Dastuuriga ah ee Dalka, isagoo sidoo kalena ku taliyey in Madaxweynuhu Xilkaas u magacaabo Masuul ka soo jeeda Gobolladaas. Xidhibaanka oo todobaadkan lagu waraystay Barmaamujka Falanqeynta Siyaasadda ee ka baxa Telefishanka SOMNEWSTV, ayaa sidoo kale ka sanqadhiyey in Tabasho siyaasaddeed oo xoogani ka jirto Gobollada Bariga ee Sool, sanaag iyo Cayn, taasoo uu farta ku fiiqay inay ku salaysantahay Saluug saami-qaybsi oo muddo dheer ay u dulqaateen Bulshada Gobolladaas.<br \/>\nWaraysigan ayuu dhanka kalena Xildhibaanku kaga waramay qaabkii uu ku soo galay Siyaasadda, aragtidiisa ku aadan Muddo kordhin loo sameeyo Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada iyo Arrimo kale oo door ah.<br \/>\nWaxaana waxyaabaha uu is dul-taagay kamida qaabka Doorashooyinku uga dhici karaan Deegaamada Bariga ee aanay hore uga qabsoomi jirin oo uu tilmaamay inay xaq u leeyihiin Dadka deegaamadaas inay ka qayb-qaataan sanadkan, lana siiyo fursad u saamaxda Doorashada<br \/>\nHalkan kala baxa Muuqaalka oo dhamaystiran:<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/sfxV5aM3wWY\" width=\"757\" height=\"452\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)-Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud Jibriil oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay inay Beellaha Bariga Somaliland xaq u leeyihiin Kursiga Guddoomiyaha Maxkamadda sare si loo dheeli-tiro Saami-qaybsiga Kuraasta Dastuuriga ah ee Dalka, isagoo sidoo kalena ku taliyey in Madaxweynuhu Xilkaas u magacaabo Masuul ka soo jeeda Gobolladaas. Xidhibaanka oo todobaadkan lagu waraystay Barmaamujka Falanqeynta Siyaasadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9107,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-9105","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2mR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9105","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9105"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9105\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}