{"id":9099,"date":"2015-04-30T15:00:13","date_gmt":"2015-04-30T15:00:13","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9099"},"modified":"2015-04-30T15:00:13","modified_gmt":"2015-04-30T15:00:13","slug":"guddoomiyihii-xarunta-xuquuqal-aadanaha-somaliland-oo-cunto-joojin-sameeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/30\/guddoomiyihii-xarunta-xuquuqal-aadanaha-somaliland-oo-cunto-joojin-sameeyay\/","title":{"rendered":"Guddoomiyihii Xarunta Xuquuqal Aadanaha Somaliland Oo Cunto Joojin Sameeyay."},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)- Guddoomiyihii xuquuqal iinsaanka Somaliland Guuleed Axmed Jaamac oo xukuumadda Somaliland dhawaan xabsiga dhigtay ayaa cunto joojin sameeyay kadib markii la sheegay inuu cadaalad darro kala kulmay masuuliyiinta Somaliland iyo qaybaha cadaaladda sida ay sheegeen ururka qareennada Somaliland.\u00a0<!--more--><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/HRC-GULed.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-15320\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/HRC-GULed.jpg?resize=645%2C345\" alt=\"HRC GULed\" width=\"645\" height=\"345\" \/><\/a><\/p>\n<p>Garyaqaan Maxamed Saalax oo ka mid ah\u00a0 oo ka mid ah ururka qareenada Somaliland ayaa sheegay \u201cGuuleed isaga oo cadaalada darada lagu sameeyey ka cabanaya , isaga oo ka cabanaya inaanay jirin wax dacwad ka dhan ah oo maxkamada loo gudbiyey, isaga oo ka cabanaya cadaadiska lagu sameeyey , intaasba isaga oo ka cabanaya waxa maanta na soo gaadhay oo ay qareenadu\u00a0 sheegayaan inuu cuntadiina joojiyey.\u201d Ayuu yidhi garyaqaan Maxamed Saalax<\/p>\n<p>isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu intaasi ku daray\u00a0 \u201cTaasina waa dhibaato kale oo sharciyadeeda leh, waxaanan aad u adkaynayaa\u00a0 maadaama oo aan ilaa imika wax dacwad ah maxkamada loo gudbin, waxa lagu haystaana ay tahay hadalka iyo buuga lagu eedaynayo Waxaanu soo jeedinaynaa oo aanu xukuumada soo xidhatay ka codsanaynayaa oo aanu ku adkaynaynaa inay garyaqaankaas xoriyadiisa ay u soo celiyaan.\u201d Ayuu yidhi Maxamed Saalax<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ururka qareennada Somaliland oo magaalada Hargaysa warbaahinta kula hadlayay ayaa sheegay inay xukuumada Somaliland ka codsanayaan in xoriyadiisa loo soo celiyo guuleed Axmed Jaamac.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xadhiga Guuleed Axmed Jaamac ayaa hore waxa uga hadlay ururo iyo hayaddo xuquuqada Aadanaha ka tirsan iyo xisbiyada Mucaaridka ah ee Somaliland kuwaasi oo dhammaantood xukuumada uu gadh wadeenka ka yahay Axmed Siilaanyo ka codsaday in la sii daayo Guuleed Axmed Jaamac oo ku xidhan Magaalada Hargaysa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)- Guddoomiyihii xuquuqal iinsaanka Somaliland Guuleed Axmed Jaamac oo xukuumadda Somaliland dhawaan xabsiga dhigtay ayaa cunto joojin sameeyay kadib markii la sheegay inuu cadaalad darro kala kulmay masuuliyiinta Somaliland iyo qaybaha cadaaladda sida ay sheegeen ururka qareennada Somaliland.\u00a0<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9100,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-9099","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2mL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9099"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9099\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}