{"id":9069,"date":"2015-04-28T15:21:12","date_gmt":"2015-04-28T15:21:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9069"},"modified":"2015-04-28T15:21:12","modified_gmt":"2015-04-28T15:21:12","slug":"khiyaanada-qaran-iyo-sharci-dumintu-craxmaan-ciro-ma-caaday-u-noqotay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/28\/khiyaanada-qaran-iyo-sharci-dumintu-craxmaan-ciro-ma-caaday-u-noqotay\/","title":{"rendered":"Khiyaanada qaran iyo sharci dumintu c\/raxmaan ciro ma caaday u noqotay?"},"content":{"rendered":"<div class=\"ContentRightInner t_mbgc t_qtc t_urtc\">\n<div id=\"inboxControl0fv-ReadMessageContainer\" class=\"v-ReadMessageContainer slideOnResize\" tabindex=\"-1\">\n<div class=\"c-ReadMessage\" data-link=\"class{readMessageClass: ~tag.Show}\">\n<div id=\"ReadMessageScrollableSection\" class=\"rmMessages ClearBoth\" tabindex=\"-1\">\n<div id=\"readMessagePartControl381f\" class=\"c-ReadMessagePart ReadMsgContainer HasLayout ClearBoth HideShadows FullPart NoHistory Read RmIc\" data-link=\"class{:~tag.getHeaderCssClass(IsConversationPart, IsRead, IsDraft, IsTrustedSender, Items.length)}\">\n<div class=\"c-ReadMessagePartBody\" data-link=\"class{getClass:IsBodyExpanded}\">\n<div class=\"readMsgBody\">\n<div id=\"bodyreadMessagePartBodyControl386f\" class=\"ExternalClass MsgBodyContainer\" data-link=\"class{:~tag.cssClasses(PlainText, IsContentFiltered)}\">\n<div dir=\"ltr\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">c\/raxmaan maxamed c\/laahi ciro gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga wadani,\u00a0 saaxada siyaasada\u00a0 Somaliland waxa uu kasoo galay xisbiga ucid, taas\u00a0 oo ay ugu xigtay\u00a0 xildhibaanimo \u00a0golaha wakiilada ah, isla markaas uu ka mid noqday xildhibaanadii la soo doortay ,<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">ayuu nasiib u helay inuu noqdo gudoomiyihii ugu horeeyey ee ay golaha wakiiladu doortaan markaas, wixii intaa ka danbaysay ayey\u00a0 bulshada somaliland baratay magaca iyo muuqa\u00a0 gudoomiye c\/raxmaan c\/laahi ciro,<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">gudoomiyaha wadani ahna gudoomiha galaha wakiiladu muu ahayn shaqsi intaa wixii ka horeeyey la yaqaanay ama aqoon buuxda loo lahaa, mud, ciro intii uu hayey golaha wakiilada waxa lagu bartay inuu yahay hogaamiye qabow oo aan u firfircoonayn shaqada uu hayo,\u00a0 hadaynu in yar dib ugu noqono taariikhdiisa shaqsi ahaaneed gaar ahaan shaqooyinkiisii, c\/raxmaan ciro waxa uu ka tirsanaa safaarada somaliya ee dalka ruushka , 1990 ilaa 1993 oo ahayd wakhtigii ay burburtay dawladii somaliya,<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">shacabka Somalilandna ay go,aansadeen inay dib ula soo noqdaan xoriyadoodii lixdankii , balse isagu waxa uu sii aaminsanaa midowgii somaliya iyadoo xataa ay burburtay dawladii dhexe ee somaliya,\u00a0 fikirka gooni isu taaga ee shacabka Somaliland qaateen 1991kii ciro waxa uu ku soo dhacay 1994kii markaasi oo uu saaxada Somaliland \u00a0soo galiyey gudoomiyaha xisbiga ucid eng,faysal cali waraabe, inta uu karti leeyahay iyo aqoontiisa dawladnimo iyo ta sharciba waxa la bartay intii uu baarlamaanka madaxda ka ahaa, iyadoo lagu eedaynayo inta badan fadhidnimo iyo maamul jilayc, ayaa waxa u raacday inuu sameeyo intii uu kursiga ku fadhiyey khaladaadkii ugu waawaynaa ee sharci oo ah wax aan la qarin Karin, waa hogaamiyihii ama gudoomiyihii ugu horeeyey ee wax kabadal xafiiskiisa kaga sameeya sharci dhan oo baarlamaan u codeeyeen oo ay ansixiyeen isagoo waliba markaas goobjoog u ahaa ansixinta sharcigaasi uu xafiiskiisa sida khiyaanada ah wax ugaga badalay, balse arinkaas waxa fashiliyey golaha guurtida Somaliland oo ah shaandhada<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">wax kala miirta oo dib u eegis ku samaysa inta badan shuruucda ay ansixiyaan golaha wakiiladu,intaas waxa u dheer c\/raxmaan ciro in dhawaanahana ay soo baxayeen inuu shir hoosaadyo qarsoodiya oo uu ku wiiqayo qaranimada Somaliland la yeeshay madaxweynaha aan ina ogalayn eek a taliya muqdisho, taas oo sida warbaahintu qortay uu u sheegay inuu faderalka aaminsan yahay , oo haduu dalka madaxweyne ka noqdo uu qaadan doono mabda a federalka ee somaliya lagu dhisayo,arinkaasi ayaa haduu dhaboobo waxa uu noqonayaa khiyaamo qaran tii u waynayd oo u galo siyaasi Somaliland ahi , hadaba su aasha iswaydiinta mudan ayaa waxa ay tahay, duminta sharciga, danaystanimada ku salaysan iyo khiyaanada qaran ee uu ku kacayo c\/raxmaan ciro gudoomiyaha xisbiga socod baradka ah ee wadani\u00a0 ma waxa ay ka tahay aqoon yari mise ujeedo fog oo aan wali la garan? Mid ay noqotaba , waxa la yidhi warkii jiraaba cakaaruu iman, ninka waxaas ku kacay waxkalana kasoo dhagawayn. \u2026.\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u2026Wa bilaahi tawfiiq\u2026<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">W\/Q: axmed koosaar<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Email : mahamedfantastic@hotmail.com<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"v-InboxFooterContainer\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>c\/raxmaan maxamed c\/laahi ciro gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga wadani,\u00a0 saaxada siyaasada\u00a0 Somaliland waxa uu kasoo galay xisbiga ucid, taas\u00a0 oo ay ugu xigtay\u00a0 xildhibaanimo \u00a0golaha wakiilada ah, isla markaas uu ka mid noqday xildhibaanadii la soo doortay , ayuu nasiib u helay inuu noqdo gudoomiyihii ugu horeeyey ee ay golaha wakiiladu doortaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8497,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3,10],"tags":[],"class_list":["post-9069","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2mh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9069","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9069"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9069\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9069"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9069"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9069"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}