{"id":9062,"date":"2015-04-28T13:11:36","date_gmt":"2015-04-28T13:11:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9062"},"modified":"2015-04-28T13:11:36","modified_gmt":"2015-04-28T13:11:36","slug":"gudoomiye-saleebaan-oo-dardaaran-wax-ku-ool-ah-oo-muddo-kordhinta-ku-saabsan-siiyay-mudaneyaasha-guurtida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/28\/gudoomiye-saleebaan-oo-dardaaran-wax-ku-ool-ah-oo-muddo-kordhinta-ku-saabsan-siiyay-mudaneyaasha-guurtida\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Saleebaan Oo Dardaaran Wax Ku Ool Ah Oo Muddo Kordhinta Ku Saabsan Siiyay Mudaneyaasha Guurtida."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Gudoomiyaha Golaha guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa si adag Mudaneyaasha guurtida uga waaniyay inay ku fikiraan go\u2019aan muddo kordhineed oo ku salaysan danno gaar ah. Waxa uu sheegay in goluhu Muddo kordhin samayn doono balse aanay noqon doonin mid Xisbi gaar ah iyo xukumad toona u dan ahayn laakiin qaranka u dan ah.<!--more--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gudoomiye Saleebaan oo Golaha warbixin siinayay Maanta kadib socdaalkiisii uu shalay dalka ku yimid waxa uu sheegay in talo iyo lafo gur laga gali doono go\u2019aanka muddo kordhineed ee golaha islamarkaana go\u2019aan bulshada iyo qaranka u dan ah la soo saari doono.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cMuddo kordhinta sidii aynu ka yeeli jiray ayuun baynu ka yeelaynaa. Inagu Axsaab-na ma nihin Xukumad-na ma nihin, Komishankii doorashadana ma nihin.Waxaynu maanta nahay ka talinta dantii qaranka. Degaanshaha iyo u adkeysigiisa ayaa maanta la inooga fadhiyaa\u201d ayuu yidhi Gudoomiye Saleebaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gudoomiyuhu waxa uu sheegay in goluhu haysto wakhti uu kaga baaraan dego go\u2019aanka Muddo kordhinta \u201c Ma degdegsanin ee Muddo ayaynu haysanaa oo waa ka gaadhsiin karaynaa. Wadatashi ayaynu yeelanaynaa oo talo dhinac kastaba leh ayaynu qaadanaynaa, oo ah inta ay khusayso ee Sharciyaddu siisay. Taladaas inagoo dhegaysanay baynu inagu go\u2019aankeena qaadanaynaa\u201d.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gudoomiye Saleebaan, ayaa iftiimiyay in guurtida qaarkeed Xisbiyada ku jiraan \u201cWaa jiraan Ragga qaar Asxaabta ku jira oo kama madhna oo waan ogahay golaha laakiin, maanta gar naq baa la rabaaye Axsaab looma fadhiyo. Gar naq iyo dan ka go\u2019aan qaadasho ayaa la inooga fadhiyaan, waxa kale oo dhani waxay noqonayaan wax daba socda dantaas qaranka iyo dadka\u201d.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhinaca kale Gudoomiyaha ayaa sheegay in dadka la kiciyay \u201cDad weynaha waxaad moodaa in durba Nashuushad la gashay. Awal ba Muddo kordhintu way dhici jirtay, maantana way dhici ee Illaahay horta ta toosan ha ina waafajiyo, ta toosan Illaahay ha inagu ilhaamiyo laakiin, go\u2019aanka la qaadanayaa wuxuu noqonayaa kii aan Xukumad na u danaynayn Xisbina u danaynayn Nin kalena u danaynayn. Qarankaas baa loo danaynayaa\u201d.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gudoomiye Saleebaan, oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi \u201cArrintan horta dadweynaha ayaa leh. Innaga wuu inoo igmadaye ma lihin. Dadweynaha ayaynu ka turjumaynaa. Dadkiina waa in laga daayaa Kicinta iyo shidida. Dadweynuhu uma baahna Kicin, dhibaato in ku filana wuu soo maray. Illaahay inaguma cesho, Illaahayow ha nagu celin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxa uu sheegay Gudoomiyaha guurtidu inaanay ka cabsanayn qaadashada go\u2019aanka muddo kordhinta \u201cWax laga cabsado go\u2019aan maaha. Go\u2019aan waa loo fikiraa, waa la sugaa kadibna waa la qaataa, markaa waxaa inagu khasab ah inaan go\u2019aan qaadano ee aan sugno. Guddi baynu u saaraynaa aynu muddo u qabano, Sabtida ayaynu Insha Allah iskugu iman, maantana xilkaas baa ina fuulaye waxaa dhacaya dhagaha ka furaysta\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Golaha guurtida ayaa looga fadhiyaa Muddo kordhin ay Xukumadda iyo Wakiilada u sameeyaan maadaama doorashadu ku qabsoomi wayday wakhtigeedii ahaa 26 June 2015, waxaana laga dhur sugayaa in guurtidu raacdo soo jeedinta Komishanka doorashada ee ku salaysan 1-da June 2016 in doorashadu dhacdo iyo inay muddo ka badan kordhiyaan iyagoo Xukumadda u danaynaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Gudoomiyaha Golaha guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa si adag Mudaneyaasha guurtida uga waaniyay inay ku fikiraan go\u2019aan muddo kordhineed oo ku salaysan danno gaar ah. Waxa uu sheegay in goluhu Muddo kordhin samayn doono balse aanay noqon doonin mid Xisbi gaar ah iyo xukumad toona u dan ahayn laakiin qaranka u dan ah.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9044,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-9062","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2ma","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9062","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9062"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9062\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9062"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9062"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9062"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}