{"id":9059,"date":"2015-04-28T13:07:39","date_gmt":"2015-04-28T13:07:39","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9059"},"modified":"2015-04-28T13:07:39","modified_gmt":"2015-04-28T13:07:39","slug":"sarkaal-un-ka-tirsan-oo-lagu-dhaawacay-qarax-gaadhi-oo-ka-dhacay-gaalkacayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/28\/sarkaal-un-ka-tirsan-oo-lagu-dhaawacay-qarax-gaadhi-oo-ka-dhacay-gaalkacayo\/","title":{"rendered":"Sarkaal UN Ka Tirsan Oo Lagu Dhaawacay Qarax Gaadhi oo Ka Dhacay Gaalkacayo."},"content":{"rendered":"<p>Galkacayo(AN)- Qarax lala beegsaday sarkaal sare oo u shaqayneyay hay\u2019ada UNOCHA\u00a0 ayaa ka dhacay magaalada Gaalkacayo ee Puntland,qaraxaasi oo lagu soo rikibay baabuurka sarkaalkan ayaa sababay dhaawac uu qabo.<!--more--><\/p>\n<p>Sarkaalkan oo lagu magacaabo Maxamed Cabdiraxmaan ayaa la sheegayaa inuu ka bedbaaday isku daygaa dil ee qaraxa lagula beegsaday.<\/p>\n<p>Weerarkan is qarxinta ah ee lagu qaaday shaqaalah qaramada midoobey ee puntland ayaa ah kii labaad ,iyadoo 20,April 2015kii qarax shaqaale badan ku dhinteen ka dhacay magaalada Garowe ,kaasi oo lala beegsaday hay\u2019yada UNICEF .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Puntland Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Galkacayo(AN)- Qarax lala beegsaday sarkaal sare oo u shaqayneyay hay\u2019ada UNOCHA\u00a0 ayaa ka dhacay magaalada Gaalkacayo ee Puntland,qaraxaasi oo lagu soo rikibay baabuurka sarkaalkan ayaa sababay dhaawac uu qabo.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9060,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-9059","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2m7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9059","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9059"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9059\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9059"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9059"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9059"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}