{"id":9043,"date":"2015-04-27T13:13:25","date_gmt":"2015-04-27T13:13:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9043"},"modified":"2015-04-27T13:13:25","modified_gmt":"2015-04-27T13:13:25","slug":"horena-waa-loo-kordhin-jiray-maantana-saleeban-gaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/27\/horena-waa-loo-kordhin-jiray-maantana-saleeban-gaal\/","title":{"rendered":"\u201cHorena waa loo kordhin jiray maantana\u2026\u2026\u2026\u2026.\u201d Saleeban Gaal"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Guddoomiyaha aqalka golaha Guurtida Somaliland Md.Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa soo dhaweeyey go\u2019aankii ay dhawaan ku dhawaaqeen komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland, kaas oo ku saabsanaa muddo kordhin ay u sameeyeen dib u dhaca ku yimi doorashooyinkii dalka ka qabsoomi lahaa badhtamaha sanadkan, waxaana uu sheegay in waligiiba dalku intii uu jiray la soo samaynaayey muddo kordhino kala duwan maantana ay ka gole ahaan muddo kordhin u samayn doonaan xukuumada Siilaanyo.<!--more--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Md.Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa hadalkan ka sheegay mar uu maanta ka soo degaayey madaarka Hargeysa, ka dib safar u muddooyinkii danbe ugu maqnaa dalka dibadiisa, waxaana uu carabka ku dhuftay in mucaaradka dhawaqa ka soo yeedhaya aanu ahayn mid saamayn ku yeelan doona muddo kordhinta ay xukuumada Siilaanyo u samaynayaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cHorena waa loo kordhin\u00a0 jiray maantana gudigii doorashooyinku waxay tidhi mudadaas doorasho kuma qaban karno dee waa la kordhin\u00a0 ileen dawlad la\u2019aani jirimayse, waa la kordhin doonaa sidii sharcigu ahaa , maanta se idin odhan maayo mudadaas ayaa la kordhinayaa ee horta aanu hawashayada qabsano.\u201c.Ayuu yidhi Md.Saleebaan Maxamuud Aadan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyaha aqalka golaha guurtida Somaliland Md.Saleebaan Maxamuud Aadan, oo sida oo kale hadalkiisa sii wata, ayaa waxaa uu yidhi:\u201cXaalaada dalku marayo ee aad ii buun buuninaysaan anigu idin lama arko , waxa dhibaato ah ma jirto rag baa qaylinaya\u00a0 guurtidii wali arintii hadii warqadii gaadhayna go\u2019aan may gaadhin cidna lamay tashan\u00a0 meel aad nagu\u00a0 kufinaysaan anigu garan maayee insha allah wanaag bay noqon.\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Guddoomiyaha aqalka golaha Guurtida Somaliland Md.Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa soo dhaweeyey go\u2019aankii ay dhawaan ku dhawaaqeen komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland, kaas oo ku saabsanaa muddo kordhin ay u sameeyeen dib u dhaca ku yimi doorashooyinkii dalka ka qabsoomi lahaa badhtamaha sanadkan, waxaana uu sheegay in waligiiba dalku intii uu jiray la soo samaynaayey muddo kordhino [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9044,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-9043","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2lR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9043","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9043"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9043\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9043"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9043"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9043"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}