{"id":9023,"date":"2015-04-26T12:09:04","date_gmt":"2015-04-26T12:09:04","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=9023"},"modified":"2015-04-26T12:09:04","modified_gmt":"2015-04-26T12:09:04","slug":"madaxweynaha-oo-salaada-roobdoonta-la-tukaday-shacbiga-caasimada-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/26\/madaxweynaha-oo-salaada-roobdoonta-la-tukaday-shacbiga-caasimada-hargaysa\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha oo Salaada Roobdoonta la tukaday Shacbiga Caasimada Hargaysa"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Waxa Saaka Dalka oo dhan laga tukaday Salaada Roobdoonta oo uu Madaxweynuhu hore u iclaamiyey, maantana uu la tukaday kalana qaybgalay shacbiga Tuulooyinka, Degmooyinka iyo Gobolada, gaar ahaana madaxweynuhu waxa uu la tukaday shacbiga Caasimada Hargeysa isaga oo Markiska Tabliiqiinta kaga qaybgalay salaada Roobdoonta.<!--more--><\/p>\n<p>Halkaasi oo Madaxweynuhu shacbiga u dareeray salaada Roobdoonta uu alle uga baryey inuu ka aqbalo una shubo raxmad khayrqabta oo ay ku doogsadaan dad iyo xoolaba.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa isna halkaasi khudbad dheer ka jeediyey wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland oo salaada tujinaayey Madaxweynaha iyo shacbiga ku sugnaa masjidka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Waxa Saaka Dalka oo dhan laga tukaday Salaada Roobdoonta oo uu Madaxweynuhu hore u iclaamiyey, maantana uu la tukaday kalana qaybgalay shacbiga Tuulooyinka, Degmooyinka iyo Gobolada, gaar ahaana madaxweynuhu waxa uu la tukaday shacbiga Caasimada Hargeysa isaga oo Markiska Tabliiqiinta kaga qaybgalay salaada Roobdoonta.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9024,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-9023","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2lx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9023","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9023"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9023\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9023"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9023"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9023"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}