{"id":8997,"date":"2015-04-24T13:29:37","date_gmt":"2015-04-24T13:29:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8997"},"modified":"2015-04-24T13:29:37","modified_gmt":"2015-04-24T13:29:37","slug":"xukuumada-sland-oo-ku-dhawaaqday-maalinta-roobdoonta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/24\/xukuumada-sland-oo-ku-dhawaaqday-maalinta-roobdoonta\/","title":{"rendered":"Xukuumada S\/land oo ku dhawaaqday maalinta Roobdoonta"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\" style=\"text-align: left;\" align=\"center\">Hargaysa(AN) Xukuumada S\/land ayaa maanta iclaamisay salaada Roobdoonta Madaxweynaha Jahuuriyadda Somaliland Mudane Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo Waxa uu Amray in Dadweynaha reer Somaliland\u00a0 ee ku nool Gobolada iyo Degmooyinka dalku ay Tukadaan Salaadda Roobdoonta maalinta <b>Axadda<\/b> ee <b>26<sup>ka<\/sup> bishan April 2014<sup>ka<\/sup><\/b> \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 <!--more--><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\">JAMHUURIYADDA SOMALILAND<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><span style=\"text-decoration: underline;\">Warsaxaafadeedka\u00a0 Roobdoonta\u00a0 <\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><span style=\"text-decoration: underline;\">Taariikh:\u00a0 Jimce <\/span><\/b><b><span style=\"text-decoration: underline;\"><span dir=\"RTL\" lang=\"AR-SA\">24<\/span><\/span><\/b><b><span style=\"text-decoration: underline;\">\/<\/span><\/b><b><span style=\"text-decoration: underline;\"><span dir=\"RTL\" lang=\"AR-SA\">4<\/span><\/span><\/b><b><span style=\"text-decoration: underline;\">\/201<\/span><\/b><b><span style=\"text-decoration: underline;\"><span dir=\"RTL\" lang=\"AR-SA\">5<\/span><\/span><\/b><b><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Sida aynu la socono Madaxweynaha Jahuuriyadda Somaliland Mudane Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo Waxa uu Amray in Dadweynaha reer Somaliland\u00a0 ee ku nool Gobolada iyo Degmooyinka dalku ay Tukadaan Salaadda Roobdoonta maalinta <b>Axadda<\/b> ee <b>26<sup>ka<\/sup> bishan April 2014<sup>ka<\/sup><\/b> \u00a0kuna Beegan <b>7<sup>da<\/sup> Bisha Rajab ee 1436<sup>ka<\/sup> Hijriya<\/b>. <b>Saacaddu marka ay tahay 8:00 Siddeedda subaxnimo<\/b> , taasi oo ka dhici doonta Goobihii lagu tukan jiray Saaladda Ciidda haddii ay tahay Garoomo ama masaajiddo , salaadda roobdoontu Waa sunnihii nabegeena suuban SCW marka ay sidan oo kale uu Roobku inaga dib dhaco, Waxa loo baahanyahay in lagu dadaalo Soonka iyo \u00a0Alla ka cabsi\u00a0 iyo toobad keen ilaahay loogu noqonayo oo dunuubta laga soo noqonayo Maalmahan ka horreysa tukashada Salaadda Roobdoonta islmarkaana Ciddii Dulmi cid kale ka gashayna looga baahanyahay in ay cafis dalbaan iskana celiyaan dulmiga islamarkaana Wixii wanaag ah in la is faro Xumahana la iska reebo waxaana habboon in gacmaha la is qabsado oo la is taakuleeyo oo qof waliba qofka kale uu caawiyo laguna sadaqaysto dadka tabaalaysan ee miyi iyo magaalaba jooga manta waa maalintii loo baahnaa iskaalmaynta iyo iska warqabka ee jaarka haddii ay tahay iyo qoyskaaga ama qaraabadaada haddii ay tahay aad wixii aad ku dhaanto aad ku caawin lahayd\u00a0 sadaqaduna waa ta aynu naxriista alle ku helayno .Alla waxa uu yidhi marka aad isu naxriisataan ayaan aniguna idiin naxariisanayaa.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Sh. Khalil C\/llahi Axmed<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Wasiirka wasaaradda Diinta &amp; Awqaafta JSL.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Xukuumada S\/land ayaa maanta iclaamisay salaada Roobdoonta Madaxweynaha Jahuuriyadda Somaliland Mudane Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo Waxa uu Amray in Dadweynaha reer Somaliland\u00a0 ee ku nool Gobolada iyo Degmooyinka dalku ay Tukadaan Salaadda Roobdoonta maalinta Axadda ee 26ka bishan April 2014ka \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7544,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-8997","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2l7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8997","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8997"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8997\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8997"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8997"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8997"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}