{"id":8943,"date":"2015-04-22T12:22:55","date_gmt":"2015-04-22T12:22:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8943"},"modified":"2015-04-22T12:22:55","modified_gmt":"2015-04-22T12:22:55","slug":"somaliland-dad-iyo-dal-isla-ogol-doorasho-xalaal-ah-wq-khadar-awrliq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/22\/somaliland-dad-iyo-dal-isla-ogol-doorasho-xalaal-ah-wq-khadar-awrliq\/","title":{"rendered":"Somaliland Dad iyo Dal isla Ogol Doorasho Xalaal Ah. W\/Q Khadar Awrliq."},"content":{"rendered":"<p>Dawladda Somaliland ilaahay mahadi haka gaadheen waxay noqotay mid bislaatay oo ka kortay muran iyo is qabqabsi, meelna u wada jeeda meelna u wada socota.<!--more--><br \/>\nGuddigii doorashooyinka ee la doortay durba waa kuwaa dhaqaajiyey, fuliyeyna hawlihii qaranku u igmaday, taasina waxay ku timi kalsoonida ay xukuumada madaxweyne Siilaanyo ka qabto in doorasho dalka ka dhacdo.<br \/>\nGuddiga doorashooyinkii markii ay madaxweynaha u gudbiyeen qorshahooda shaqo waxay dad badani lahayeen madaxweynuhu ma ogolaanaayo oo guddiga dib ayuu ugu soo celinayaa, geesinimadii madaxweynuhu halkaas ayey ka soo ifbaxday, jawaab la\u2019aan ayey ka taagan yihiin dadkii markii hore sidaas lahaa.<br \/>\nGo\u2019aanka ay qaateen guddiga doorashooyinku maaha mid lagu qasbay ee waa mid ay ka keeneen qaabkooda shaqo, waxay muujiyeen bisayl iyo in dadweynuhu kalsooni buuxda ku qabi karo.<br \/>\nXukuumada uu maanta hogaamiyo madaxweyne Axmed Siilaanyo sida anigu aan qabo waxay noqon doontaa xukuumad taariikhda ka gasha baal dahab ah, iyadoo ay taariikhdu ku xusi doonto waxqabadkii u dhigmaayey 20 sano ee guushii madaxweyne siilaanyo ka hor markii uu doorashada ku guulaystay.<br \/>\nIntaa ay Somaliland soo jirtay lama qaban oo qof kastaa waa ka markhaati inta maanta la qabtay, tusaalooyin waxaa inoogu filan waxbarasho, caafimaad, biyo, wadooyin iyo kaabayaashii dhaqaale ee wadanka oo kor u soo kaacay, iyadoo maanta gobol kastaa yeeshay dhaqaale isku filan oo uu ku wadi karo hawlihiisa gobol.<br \/>\nWaxaan maqaalkaygu ku soo afmeerayaa ilaahay mahadi haka gaadhee waxaynu maanta haysanaa wadan barwaaqo ah oo ay indhaha beesha caalamku soo wada eegayaan khayraadka ku duuugan, in laga faa\u2019idayso mooyee yaan laga dhigin tacab khasaaray.<br \/>\nKhadar Awrliq<\/p>\n<p>awrliq@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda Somaliland ilaahay mahadi haka gaadheen waxay noqotay mid bislaatay oo ka kortay muran iyo is qabqabsi, meelna u wada jeeda meelna u wada socota.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8944,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"gallery","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3,10],"tags":[],"class_list":["post-8943","post","type-post","status-publish","format-gallery","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada","category-featured","post_format-post-format-gallery"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2kf","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8943","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8943"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8943\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}