{"id":890,"date":"2014-12-05T16:57:20","date_gmt":"2014-12-05T16:57:20","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=890"},"modified":"2014-12-05T16:57:20","modified_gmt":"2014-12-05T16:57:20","slug":"baarlamaanka-somalia-oo-sabtida-cod-u-qaadaya-xukumadda-iyo-raisal-wasaaraha-oo-mawqifkiisa-caddeeyay-see-more-at-httpramaasnews-comindex-phpnewsbaarlamaanka-somalia-oo-sabtida-cod-u","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/05\/baarlamaanka-somalia-oo-sabtida-cod-u-qaadaya-xukumadda-iyo-raisal-wasaaraha-oo-mawqifkiisa-caddeeyay-see-more-at-httpramaasnews-comindex-phpnewsbaarlamaanka-somalia-oo-sabtida-cod-u\/","title":{"rendered":"Barlamaanka Somaaliya oo bari la filaayo in cod uqaadaan Xukuumada Raisalwasaare C\/wali iyo isxulafaysiga ka socda Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)Baarlamaanka Somalia, ayaa maalinta bari ah go\u2019aan ka gaadhaya Xukumadda Ra\u2019isal Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ka dib markii maalmihii la soo dhaafay ay si weyn uga doodeen Mooshinka xukumadda ka dhanka ah.<!--more--><br \/>\nAfhayeenka Baarlamaanka Somalia ayaa mudaneyaasha u sheegay in Ra\u2019isal wasaaraha oo xaq u lahaa inuu Baarlamaanka horyimaado islamarkaana iska difaaco Eedaha Mudaneyaasha Mooshinka wataa u jeedinayaan uu door biday inaanu hor iman islamarkaana uu ku qancayo Go\u2019aan kasta oo ka soo baxa Golaha.<br \/>\n\u201cRa\u2019iisul wasaaraha wuxuu xaq u leeyahay inuu baarlamaanka Somalia hor-yimaado oo uu iska difaaco eedaha loo jeediyay xukumaddiisa, balse wuxuu go\u2019aan-saday in arrintiisa ay baarlamaanka go\u2019aan ka gaaraan,\u201d ayuu sheegay Mr Jawaari.<\/p>\n<p>130 Mudane ayaa ku saxeexan Mooshinka ka dhanka ah Ra\u2019isal wasaaraha iyo xukumaddiisa.muran adag oo golaha soo dhex galay ayaa lagu xalliyay in sharciga la mariyo Mooshinka islamarkaana Sabtida Codka Kalsoonida loo qaado Xukumadda.<\/p>\n<p>Ra\u2019isal Wasaaraha oo mudo hal sano ah xilka hayay ayaa haddii uu barito waayo Codka Kalsoonida noqonaya Ra\u2019isal wasaarihii labaad ee mudo kooban ku waaya Kalsoonida Baarlamaanka tan iyo intii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Xilka hayay.<br \/>\nArabsiyonews.com<br \/>\nMuqdisho office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)Baarlamaanka Somalia, ayaa maalinta bari ah go\u2019aan ka gaadhaya Xukumadda Ra\u2019isal Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ka dib markii maalmihii la soo dhaafay ay si weyn uga doodeen Mooshinka xukumadda ka dhanka ah.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":891,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-890","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-em","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/890","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=890"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/890\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}