{"id":8862,"date":"2015-04-19T07:32:10","date_gmt":"2015-04-19T07:32:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8862"},"modified":"2015-04-19T07:32:10","modified_gmt":"2015-04-19T07:32:10","slug":"madaxwayne-axmed-siilaanyo-oo-guddoomiyihii-maxkamada-sare-xilkii-ka-qaaday-iyo-sababaha-keenay-xilka-qaadista","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/19\/madaxwayne-axmed-siilaanyo-oo-guddoomiyihii-maxkamada-sare-xilkii-ka-qaaday-iyo-sababaha-keenay-xilka-qaadista\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Axmed Siilaanyo Oo Guddoomiyihii Maxkamada Sare Xilkii Ka Qaaday iyo Sababaha Keenay Xilka Qaadista."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)-Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali,kaasi oo uu madaxwaynuhu ku sababeeyay inay wada shaqayn kari waayeen guddiga cadaaladda Somaliland isla markaana lagama maarmaan noqotay in la sameeyo isku bedel.Warsaxafadeed ka soo baxay aqalka Madaxtooyada Somaliland oo soo gaadhay Shabakada Arabsiyonews.com ayaa u dhigna sidan :-<!--more--><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay\u00a0<strong>JSL\/M\/XERM\/249-3197\/042015<\/strong>\u00a0xilkii uu qaranka u hayey kaga qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare, isaga oo madaxweynuhu dib ka soo magacaabi doona masuulkii buuxin lahaa gudoomiyenimada.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Madaxweynuhu:-<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 105aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Warbixintii iyo talo soo jeedintii Guddida Cadaaladda, taasoo tilmaamaysay in ay adagtahay wada shaqaynta Gudoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Guddida Cadaaladdu;<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Cabashooyinka is-dabajoogga ah ee dadweynuhu ka muujiyeen Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Garsoorka Dalka;<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Yaqiinsaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In loo baahan-yahay isbeddel lagu sameeyo Garsoorka iyo Cadaaladda Dalka;<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wuxuu Go\u2019aansaday<\/strong><\/p>\n<p><strong>In laga bilaabo taariikhda maanta uu xilkii Guddoomiyenimo ee Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ka qaado Mudane, Yuusuf Ismaaciil Cali.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>ALLAA MAHAD LEH<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u00a0\u00a0 Axmed Saleebaan Dhuxul<\/strong><\/p>\n<p><strong>Afhayeenka Madaxtooyada JSL<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)-Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali,kaasi oo uu madaxwaynuhu ku sababeeyay inay wada shaqayn kari waayeen guddiga cadaaladda Somaliland isla markaana lagama maarmaan noqotay in la sameeyo isku bedel.Warsaxafadeed ka soo baxay aqalka Madaxtooyada Somaliland oo soo gaadhay Shabakada Arabsiyonews.com ayaa u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2518,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8862","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2iW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8862","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8862"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8862\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8862"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8862"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8862"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}