{"id":8856,"date":"2015-04-18T11:25:16","date_gmt":"2015-04-18T11:25:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8856"},"modified":"2015-04-18T11:25:16","modified_gmt":"2015-04-18T11:25:16","slug":"komishanka-oo-ka-hadlay-nidaam-cusub-oo-loo-hirgelinayo-diiwaan-gelinta-codbixiyeaasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/18\/komishanka-oo-ka-hadlay-nidaam-cusub-oo-loo-hirgelinayo-diiwaan-gelinta-codbixiyeaasha\/","title":{"rendered":"Komishanka Oo Ka Hadlay  Nidaam Cusub Oo Loo Hirgelinayo Diiwaan-gelinta Codbixiyeaasha."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay inay soo kordhiyeen qorshe cusub oo ah in qofka iska diiwaan-geliyay goob uu ka codayn karo maalinta doorashada goob kale oo ku taalla gobol aan ahayn kii\u00a0 uu\u00a0 hore iska diiwaan-geliyay.<\/p>\n<p>Sidaasna waxa daboolka ka qaaday Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Somaliland Md. Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo khamiistii ka hadlayay kulan lagu faaqidayay\u00a0 xuquuqda beelaha la hayb-sooco ee Somaliland,kulankaasi oo uu soo qaban-qaabiyay urur la yidhaahdo\u00a0 VOSOMWA oo marti qaad u fidiyay xukuumadda, xisbiyadda qaranka iyo Guddoomiyaha Komishanka doorashooyinka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cMuwaadiniinta reer Somaliland waxaannu ku boorinaynaa\u00a0 inay is-diiwaangeliyaan oo ay qaataan kaadhka codbixiyeyaasha oo bilaabmi doonta haddii ALLE yidhaahdo 21 Bisha July ee fooda innagu soo haysa,\u201dayuu yidhi Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Md. Cabdiqaadir Iimaan Warsame.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in ay\u00a0 meesha ka saareen caqabado hore u haystay codbixiyeyaasha, waxaannu yidhi \u201cDiiwaan-gelintan cusub\u00a0 ee codbixiyeyaasha waxay dadweynuhu\u00a0 ka raysanaayaan sidii diiwaan-gelintii berrigii hore\u00a0 waxay ahayd in qofku goobta uu iska diiwaan-geliyay oo kaliya ka codeyn karo, balse Komishanku waxaanu imika ka dhignay\u00a0 in qofku Hargeysa intuu\u00a0 ka qaato kaadhka codbixinta, tusaale ahaan uu ka codayn karo\u00a0 magaaladda Ceerigaabo. Waanu fududeynay dadweynahana waxaannu leenahay sidaasi ku bushaareysta. Waxaan dadweynaha aanu ku adkaynaynaa oo ku boorinaynaa inay\u00a0 qaataan kaadhka codbixiyeyaasha..\u201d<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdi-qaadir Iimaan waxa uu sheegay inay dhex u yihiin saddexda xisbi qaran ee u baratamaya tartamadda doorashooyinka Madaxtooyadda iyo Wakiiladda.<\/p>\n<p>\u201cAnnagu waxaanu dhex u nahay Axsaabta Qaranka ee tartamaysaa in aanu u caddaalad samayno, haddii ALLE yidhaahdo, markaa howshii gacanta ayaannu ku haynaa,\u00a0 diiwaan-gelintii codbixiyeyaasha\u00a0 ayaa dalka ka bilaabmi doonta, muwaadiniintana\u00a0 waxaa laga rabaa inay is-diiwaan-geliyaan,\u201dayuu ku dooday Mr. Iimaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay inay soo kordhiyeen qorshe cusub oo ah in qofka iska diiwaan-geliyay goob uu ka codayn karo maalinta doorashada goob kale oo ku taalla gobol aan ahayn kii\u00a0 uu\u00a0 hore iska diiwaan-geliyay. Sidaasna waxa daboolka ka qaaday Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Somaliland Md. Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo khamiistii ka hadlayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7118,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8856","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2iQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8856","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8856"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8856\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}