{"id":8840,"date":"2015-04-17T18:19:54","date_gmt":"2015-04-17T18:19:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8840"},"modified":"2015-04-17T18:19:54","modified_gmt":"2015-04-17T18:19:54","slug":"toronto-xisbiga-wadani-oo-ku-wargelinya-bulshada-somaliland-in-ay-ka-soo-qeyb-galaan-kulan-ballaadhan-oo-beri-xisbigu-qaban-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/17\/toronto-xisbiga-wadani-oo-ku-wargelinya-bulshada-somaliland-in-ay-ka-soo-qeyb-galaan-kulan-ballaadhan-oo-beri-xisbigu-qaban-doono\/","title":{"rendered":"TORONTO: Xisbiga WADANI, Oo Ku Wargelinya Bulshada Somaliland In Ay Ka Soo Qeyb Galaan Kulan Ballaadhan Oo Beri Xisbigu Qaban Doono ."},"content":{"rendered":"<p>Ujeedada xafladan ayaa ah sidii taakulayn loogu samayn lahaa xisbiga Waddani iyadoo habeenimadaa ay kuugu diyaar yihiin xaflada fanaaniinta<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/wadani41.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8843\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/wadani41.jpg.png?resize=126%2C90\" alt=\"wadani(41).jpg\" width=\"126\" height=\"90\" \/><\/a><br \/>\nToronto-(AN)- Xisbiga siyaasiga ah ee WADANI, ayaa shaaciyay in habeenka Sabtida uu ku qaban doono magaalada Toronto, ee dalka Canada, kulan ballaadhan (GRAND WADANI FUNRAISING EVENT), oo uu xisbigu si xushmad leh ugu martiqaadayo in ay ka soo qeyb galaan dhammaan bulshada weynta Somaliland, ee Toronto, iyo dhammaan taageerayaasha xisbiga ee ku dhaqan magaalada Toronto, ee dalka Canada.<\/p>\n<p>Ujeedada xafladan ayaa ah sidii taakulayn loogu samayn lahaa xisbiga Waddani iyadoo habeenimadaa ay kuugu diyaar yihiin xaflada fanaaniinta Toronto loogu jecelyahay.<\/p>\n<p>Madasha kulankan, ayaa ka qabsoomi doonta hadii Allaha awoda sare lihi ogolaado, HOWARD JONHSON HUTEL, (TORONTO EAST, MERTOPOLITAN RD WARDEN &amp; 401), maalinta beri ah oo ku beegan Sabti, SATURDAY<br \/>\nAPRI; 18TH 8:00 P.M. 2:00 A.M, sidaa daradeed wixii faah-faahin dheeraad ah ee ku saabsan kulankan kala xidhiidh Teleefoonadan (647) 869 0569 ama (647) 866 5876.<br \/>\nArabsiyonews.com Office Gabiley somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ujeedada xafladan ayaa ah sidii taakulayn loogu samayn lahaa xisbiga Waddani iyadoo habeenimadaa ay kuugu diyaar yihiin xaflada fanaaniinta Toronto-(AN)- Xisbiga siyaasiga ah ee WADANI, ayaa shaaciyay in habeenka Sabtida uu ku qaban doono magaalada Toronto, ee dalka Canada, kulan ballaadhan (GRAND WADANI FUNRAISING EVENT), oo uu xisbigu si xushmad leh ugu martiqaadayo in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8843,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8840","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2iA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8840","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8840"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8840\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8840"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8840"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8840"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}