{"id":881,"date":"2014-12-05T16:49:33","date_gmt":"2014-12-05T16:49:33","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=881"},"modified":"2014-12-05T16:49:33","modified_gmt":"2014-12-05T16:49:33","slug":"iska-horimaad-ka-dhacay-kashmiir-india","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/05\/iska-horimaad-ka-dhacay-kashmiir-india\/","title":{"rendered":"Iska-horimaad ka dhacay Kashmiir, India"},"content":{"rendered":"<p>Dagaal ka dhacay Jimcihii gobalka Kashmiir qeybta ay dowlada India ka arrimiso ayey ku dhinteen ugu yaraan 3 askari.<\/p>\n<p>Weerarkan oo dhacay habeenkii Jimcaha soo galayey ayaa waxaa geystay maleeshiyo aad u hubeysan oo la sheegay inay isku dayeen inay xoog ku galaan xero saldhig u ahayd ciidamada madaafiicda ee dalka India<br \/>\nXerada weerarka ka dhacay ayaa 10km u jirta xaduuda u dhaxeysa Pakistaan iyo India.<!--more--><\/p>\n<p>Dowlada India ayaa horey ugu eedaysay in dalka Pakistaan uu soo hubeeyo maleeshiyaadka iyo kooxaha ka dagaalama gobalka Kashmiir oo ay isku heystaan labada dal ee jaarka ah.<br \/>\nArabsiyonews.com<br \/>\nHargeiosa office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal ka dhacay Jimcihii gobalka Kashmiir qeybta ay dowlada India ka arrimiso ayey ku dhinteen ugu yaraan 3 askari. Weerarkan oo dhacay habeenkii Jimcaha soo galayey ayaa waxaa geystay maleeshiyo aad u hubeysan oo la sheegay inay isku dayeen inay xoog ku galaan xero saldhig u ahayd ciidamada madaafiicda ee dalka India Xerada weerarka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":882,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-881","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ed","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/881","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=881"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/881\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}