{"id":8781,"date":"2015-04-15T15:50:41","date_gmt":"2015-04-15T15:50:41","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8781"},"modified":"2015-04-15T15:50:41","modified_gmt":"2015-04-15T15:50:41","slug":"midowga-yurub-oo-somaliland-u-soo-jeediyay-inay-joojiso-dilalka-qisaasta-ee-ay-fulinayso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/15\/midowga-yurub-oo-somaliland-u-soo-jeediyay-inay-joojiso-dilalka-qisaasta-ee-ay-fulinayso\/","title":{"rendered":"Midowga Yurub oo Somaliland U Soo jeediyay Inay joojiso Dilalka Qisaasta ee Ay Fulinayso"},"content":{"rendered":"<p>Yurub(AN)-Sidoo kale, Midowga Yurub ayaa si ba\u2019an uga soo horjeestay ciqaabta dilka ah ee la fuliyo, waxayna u tix-geliyaan in dilku yahay ku xad-gudub dhinaca Aadanaha ah; isla markaana khatar ku ah xuquuqda iyo sharafta bani\u2019aadamka.<\/p>\n<p>Madaxda hawlgalka Midowga Yurub ayaa si ba\u2019an uga soo hor-jeedaan xabaalaha la qoday sagaal sano kaddib markii la joojiyay dilalka ciqaabta ah; iyagoo madaxda Somaliland ku adkeeyay inay dib uga fekeraan go\u2019aanadooda dilalka ah.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Midowga Yurub ayaa ka dalbaday mas\u2019uuliyiinta Somaliland inay si dhaqso ah u joojiyaan xukunnada dalalka ah oo ay ugu horrayso joojinta xukunka dilka ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, ururka Midowga Yurub ayaa sheegay inay rajaynayaan in madaxda Somaliland ay kala shaqeeyaan fulinta qorshayaasha ay ku joojinayaan dilalka loo geysnayo dadka dambiyada lagu helo.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, xukuumadda Somaliland ayaa maalin ka hor toogasho ku dishay lix qof oo lagu eedeeyay inay dilal kala duwan ka geysteen deegaannada ay ka kooban tahay Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Yurub(AN)-Sidoo kale, Midowga Yurub ayaa si ba\u2019an uga soo horjeestay ciqaabta dilka ah ee la fuliyo, waxayna u tix-geliyaan in dilku yahay ku xad-gudub dhinaca Aadanaha ah; isla markaana khatar ku ah xuquuqda iyo sharafta bani\u2019aadamka. Madaxda hawlgalka Midowga Yurub ayaa si ba\u2019an uga soo hor-jeedaan xabaalaha la qoday sagaal sano kaddib markii la joojiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8782,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8781","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2hD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8781","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8781"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8781\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8781"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8781"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8781"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}