{"id":878,"date":"2014-12-05T16:46:19","date_gmt":"2014-12-05T16:46:19","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=878"},"modified":"2014-12-05T16:46:19","modified_gmt":"2014-12-05T16:46:19","slug":"dagaal-ka-dhacay-grozny-caasimada-checnya-december-5-2014","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/05\/dagaal-ka-dhacay-grozny-caasimada-checnya-december-5-2014\/","title":{"rendered":"Dagaal ka dhacay Grozny caasimada Checnya DECEMBER 5, 2014"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay iska horimaad shalay (Khamiis) ka dhacay magaalada Grozny oo caasimad ah u maamulka Checnya ee koonfurta Ruushka.<br \/>\nWeerarkan oo ay soo qaadeen kooxo ka tirsan mucaaridka maamulkaasi ayaa burbur u geystay xarunta telefishinka iyo jaraa\u2019idka ee magaalada Grozny.<\/p>\n<p>Iska horimaadka ayaa ahaa mid xoogleh waxaana la sheegay in dadka dhintay ay ku jiraan 10 askari.<\/p>\n<p>Maleeshiyaadka weerarkan fuliyey ayaa kamid ah koox islaami ah oo kasoo horjeeda maamulka gacansaarka lalahe Ruushka ee xiligan ka arrimiyo dhulka Checnya.<\/p>\n<p>Grozny-041214-2<\/p>\n<p>Madaxweynaha Ruushka Putin ayaa sheegay in kooxaha weeraradan geystay ay taageero ka heystaan gacmo shisheeye<br \/>\nWeerarkan ayaa kusoo beegmay saacado kahor khudbadii sanadlaha ahayd ee Madaxweynah Ruushka soo jeedin jiray.<br \/>\nArabsiyonews.com<br \/>\nHargeisa office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay iska horimaad shalay (Khamiis) ka dhacay magaalada Grozny oo caasimad ah u maamulka Checnya ee koonfurta Ruushka. Weerarkan oo ay soo qaadeen kooxo ka tirsan mucaaridka maamulkaasi ayaa burbur u geystay xarunta telefishinka iyo jaraa\u2019idka ee magaalada Grozny. Iska horimaadka ayaa ahaa mid xoogleh waxaana la sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":879,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-878","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ea","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/878","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=878"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/878\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=878"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=878"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=878"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}