{"id":8728,"date":"2015-04-13T15:46:27","date_gmt":"2015-04-13T15:46:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8728"},"modified":"2015-04-13T15:46:27","modified_gmt":"2015-04-13T15:46:27","slug":"wasiirka-cadaalada-oo-ku-dhawaaqay-garsoorayaal-la-eryay-iyo-qaar-la-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/13\/wasiirka-cadaalada-oo-ku-dhawaaqay-garsoorayaal-la-eryay-iyo-qaar-la-magacaabay\/","title":{"rendered":"Wasiirka Cadaalada oo ku dhawaaqay Garsoorayaal la eryay iyo Qaar la Magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka Somaliland, Xuseen Axmed Caydiid, ayaa maanta shaaciyay isku bedel iyo xil ka qaadis lagu sameeyay garsooreyaal.<\/p>\n<p>Qaraal uu wasiirku soo saaray wuxuu ku sheegay in Guddida Caddaaladdu go\u2019aamisay isku bedelka iyo shaqo eryidda garsooreyaasha.<\/p>\n<p><strong>1. Garsooreyaasha la Magacaabay<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00d8\u00a0<\/strong>\u00a0 Yuusuf Liibaan Cumar, waxaa loo magacaabay\u00a0 Gudoomiyaha Maxakamadda rafcaanka ee gobolka Sanaag;<\/p>\n<p><strong>\u00d8\u00a0<\/strong>\u00a0 Maxamed Cabdillaahi Kabadhe, waxaa loo magacaabay Garsoore Maxakamadda Degmada Hargeysa;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>2. \u00a0Garsooreyaal la bedelay<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00d8\u00a0<\/strong> Cabdiraxmaan Maxamed Mawliid, waxaa laga bedelay Gudoomiyaha Maxakamadda degmada Hargeysa, waxaana loo bedelay garsoore Maxakamadda Gobolka Maroodijeex;<\/p>\n<p><strong>\u00d8<\/strong>\u00a0 Mukhtaar Daahir Jibriil, waxaa laga bedelay Garsoore Maxakamadda Degmada Salaxley, waxaana loo bedelay garsoore Maxakamadda degmada Sayla;<\/p>\n<p><strong>\u00d8<\/strong>\u00a0 Iliyaas Daa\u2019uud Ibraahim, waxaa laga bedelay garsoore Maxakamadda Saylac, waxaana loo bedelay Degmada Sallaxley;<\/p>\n<p><strong>3. \u00a0Anixin iyo bedel kuxigeenno Xeer Ilaaliyeyaal Guud<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00d8<\/strong>\u00a0 Aadan Salaad Seed, waxaa loo ansixiyay bedelkii loo bedelay kuxigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Maroodijeex;<\/p>\n<p><strong>\u00d8<\/strong>\u00a0 Yuusuf Biixi Maxamed, waxaa laga bedelay kuxigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Gobolka Saaxil, waxaana loo bedelay Madaxa xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee gobolka Gabiley;<\/p>\n<p><strong>\u00d8<\/strong>\u00a0 Xuseen Cali Khayre, waxaa laga bedelay kuxigeenka xeer ilaaliyaha guud ee gobolka Maroodijeex,waxaana loo bedelay kuxigeenka xeer ilaaliyaha guud ee gobolka Togdheer;<\/p>\n<p><strong>4. Shaqo Ka saarid<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00d8<\/strong>\u00a0 Garsoore Cabdisalaan Xaaji Xirsi, waxaa laga saaray shaqadii Garsoorka;<\/p>\n<p>Qoraalkan waxaa ku saxeexnaa Wasiirka Caddaalada Somaliland Xuseen Axmed Caydiid<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka Somaliland, Xuseen Axmed Caydiid, ayaa maanta shaaciyay isku bedel iyo xil ka qaadis lagu sameeyay garsooreyaal. Qaraal uu wasiirku soo saaray wuxuu ku sheegay in Guddida Caddaaladdu go\u2019aamisay isku bedelka iyo shaqo eryidda garsooreyaasha. 1. Garsooreyaasha la Magacaabay \u00d8\u00a0\u00a0 Yuusuf Liibaan Cumar, waxaa loo magacaabay\u00a0 Gudoomiyaha Maxakamadda rafcaanka ee gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8729,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8728","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2gM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8728","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8728"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8728\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8728"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8728"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8728"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}