{"id":870,"date":"2014-12-05T16:29:34","date_gmt":"2014-12-05T16:29:34","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=870"},"modified":"2014-12-05T16:29:34","modified_gmt":"2014-12-05T16:29:34","slug":"maraykanka-oo-ku-fashilay-inuu-soo-furto-dad-laga-afduubay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/05\/maraykanka-oo-ku-fashilay-inuu-soo-furto-dad-laga-afduubay\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo ku fashilay inuu soo furto dad laga afduubay"},"content":{"rendered":"<p>Maraykanka ayaa ku fashilay iskuday lagu badbaadinayey suxufi u dhashay Maraykana oo ay afduub ku heystaan Al Qacidada Yemen.<\/p>\n<p>Luke Somers ayaa ah suxufi heysta dhalashada Maraykanka ahna 33 sano jir, ayaa waxaa lagu afduubay dalka Yemen bishii September sanadkii hore. Luke Somers ayaa ku dhashay dalka Ingiriiska, balse sita baasaboorka Maraykanka.<\/p>\n<p>Ciidamada Maraykanka oo ay wehliyaan kuwa Yemen ayaa hawlgal bishii lasoo dhaafay ee Nofeember ka fuliyey gobalka Xadramawt ee koonfurta Yemen.<\/p>\n<p>Balse iskudaygaasi ayaa lagu fashilay in ay ciidamadaasi helaan Luke Somers, wallow hawlgalkaasi lagu soo badbaadiyey lix Yemeniyiin ah, iyo labo qof oo u kala dhalatay Itoobiya &amp; Sucuudiga.<br \/>\nKooxda Al Qacida oo cajalad muuqaal ah shalay ku faafiyeen internetka ayaa sheegay in ay dili doonaan suxufigan hadii aysan Maraykanka ka fulin codsigooda, walow aan la faah faahin waxa ay Al Qacida codsatay.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nHargeisa office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maraykanka ayaa ku fashilay iskuday lagu badbaadinayey suxufi u dhashay Maraykana oo ay afduub ku heystaan Al Qacidada Yemen. Luke Somers ayaa ah suxufi heysta dhalashada Maraykanka ahna 33 sano jir, ayaa waxaa lagu afduubay dalka Yemen bishii September sanadkii hore. Luke Somers ayaa ku dhashay dalka Ingiriiska, balse sita baasaboorka Maraykanka. Ciidamada Maraykanka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":871,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-870","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-e2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/870","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=870"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/870\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=870"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=870"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=870"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}