{"id":8694,"date":"2015-04-11T20:47:01","date_gmt":"2015-04-11T20:47:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8694"},"modified":"2015-04-11T20:47:01","modified_gmt":"2015-04-11T20:47:01","slug":"golaha-wakiilada-somaliland-oo-diiday-ansixinta-mid-kamid-ah-wasiiradii-dhawaan-la-magcaabay-dibna-ugu-celiyey-madaxweyne-siilaanyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/11\/golaha-wakiilada-somaliland-oo-diiday-ansixinta-mid-kamid-ah-wasiiradii-dhawaan-la-magcaabay-dibna-ugu-celiyey-madaxweyne-siilaanyo\/","title":{"rendered":"GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND OO DIIDAY ANSIXINTA MID KAMID AH WASIIRADII DHAWAAN LA MAGCAABAY DIBNA UGU CELIYEY MADAXWEYNE SIILAANYO"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN) Tan iyo intii Madaxweyne Siilaanyo mag-magcaabay Mudanayaal Cusub oo kamid noqda Golaha Wasiirada Xukuumadiisa waxaa maanta markii u horeysay Mudanayaasha aqalka wasiilada Somaliland ay dib ugu Celiyeen mid kamid ah Wasiiradii dhawaan Siilaanyo Magcaabay oo maanta golaha hor tegay si loo ansixiyo.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/is-Gawrac.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-8695\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/is-Gawrac-300x200.jpg?resize=626%2C417\" alt=\"is Gawrac\" width=\"626\" height=\"417\" \/><\/a><br \/>\nWasiirka Cusub ee ee goluhu Tuuray ayaa ah Wasiirkii loo magcaabay Wasaarada Warshadaha horena u ahaan jiray Maayarkii degmada Gebiley Shucayb kadib kolkii Gudoomiyaha Gudida khayraadka golaha wakiilada Dr Siciid Warsame Hubbani golaha horkeenay Warbixin ku Saabsan shakhsiyada, aqoonta iyo da\u2019da wasiirka la diiday taaso kolkii goluhu dhegaystay loo qaaday Cod gacan taag ah islamarkaasina si aqlabiyad leh golohu uga gacan taagay ansaxinta wasiirkan.<br \/>\nAskarta Golaha wakiilada ayaa codka diidmada kadib waxay halkaasi Garbo duub iyo jujuub golaha ugaga Saareen Maayarkii hore Gabiley.<br \/>\nQodobada Galaaftay Masuulkan ayaa kuwooda ugu Culusi ay ahaayeen kuwo isaga laftiisu kusoo qortay Gacantiisa una soo gudbiyey golaha waxaana waxyaabaha Shucayb Eeday kamid ahaa kadib kolkii laga akhriyey Cv-giisi uu golaha usoo gudbiyey Da\u2019da ama Cimriga uu jiro ee usoo qortay oo noqotay fooqal Caqli aan cidina qaadan karin waxaana X-maayar Shucayb sheegtay inuu dhashay 1980 taaso sharciyan Xaaraan ah in golaha wasiirada Somaliland uu kamid noqdo qof da\u2019diisu ka hoosayso 36jir, waxaa iyadu qayb ka ahayd waxyaabaha shucayb saaka ka reebay ragii mar lawada magcaabay goluhuna ansixiyey Jaamacadaikast aan jirin oo ninkani ku darsaday CV-giisa.<br \/>\nSikastaba ha ahaatee waxaa goluhu warqada QABADKA ka dhigtay Shucayb u gudbiyeen madaxtooyada iyagoo u sheegay inaanu kani ka soconayn ee ku kale ay keenaan, islamarkaasina uu mudanaha la diiday shaqada xilka Wasaaradaasi aanu ka ag wareegin una hogaansamo dhawrida qawaaniinta qarankani leeyahay.<br \/>\nIsku soo wada duubo Mudane Shacay labada dhinacba noqoy mid seegay, Xilkii Maayarnimona noqoy mid madaxtooyada ka galaafatay, halkii loo diray iyana noqotay mida saaka laga Xaaraantimeeyey, dhanka kalena Da\u2019dii mudane is yidhi diiday oo is yaree taasina noqotay mid qoomamo ku reebtay. Xigasho\u00a0warsomali.net<br \/>\nArabsiyonews.com Office Gabiley Somaliland<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN) Tan iyo intii Madaxweyne Siilaanyo mag-magcaabay Mudanayaal Cusub oo kamid noqda Golaha Wasiirada Xukuumadiisa waxaa maanta markii u horeysay Mudanayaasha aqalka wasiilada Somaliland ay dib ugu Celiyeen mid kamid ah Wasiiradii dhawaan Siilaanyo Magcaabay oo maanta golaha hor tegay si loo ansixiyo. Wasiirka Cusub ee ee goluhu Tuuray ayaa ah Wasiirkii loo magcaabay Wasaarada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8695,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8694","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2ge","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8694","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8694"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8694\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8694"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8694"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8694"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}