{"id":8655,"date":"2015-04-09T12:55:43","date_gmt":"2015-04-09T12:55:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8655"},"modified":"2015-04-09T12:55:43","modified_gmt":"2015-04-09T12:55:43","slug":"war-degdeg-ah-wiil-uu-dhalay-madaxweynihii-hore-ee-maamulka-puntland-oo-hooyadii-toogasho-ku-dilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/09\/war-degdeg-ah-wiil-uu-dhalay-madaxweynihii-hore-ee-maamulka-puntland-oo-hooyadii-toogasho-ku-dilay\/","title":{"rendered":"War Degdeg ah: Wiil uu Dhalay Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland Oo Hooyadii Toogasho Ku Dilay."},"content":{"rendered":"<p>Garowe(AN)-Wararka laga helayo Maamul-goboboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa sheegay in wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Maamulkaas Cabdiraxmaan Faroole uu qudha ka jaray Hooyadii oo lagu magacaabi jirey Aamina Abiib.<!--more--><\/p>\n<p>Wiilka Dilka geystay, ayaa magaciisa lagu sheegay Cumar, waxana uu kamid ahaa Tiro wiilal ah oo uu madaxweynahaasi dhalay, waxana soo baxaya Warar dheeraad ah oo sida dilkaasi u dhacay faahfaahinaya.<\/p>\n<p>Warka ayaa sheegaya in Aamina Abiib ay u dhimatay rasaas ka fakatay Qori la sifaynayey oo uu gacanta ku hayey Cumar C\/raxmaan Faroole, rasaastaasi oo ka haleeshay Madaxa.<\/p>\n<p>Aamina Abiib waxaa ay ahayd Xaaskii Labaad ee Madaxweynihii hore ee Puntland C\/raxmaan Faroole.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maamulka Puntland ee Xilligan Cabdiweyli cali gaas iyo saraakiisha kale ee Maamulkaas ayaa Tacsi u diray Ehelka Hooyada geeriyootay, waxana ay si gaar ah u tacsiyeeyeen Madaxweynihii hore ee Maamulkaas Mudane Cabdiraxmaan Farooel.<\/p>\n<p>Dhimashada Marwada Madaxweynaha hore, ayaa waxa warbaahinta u xaqiijiyey Booliska iyo Ehelladeeda, waxana si weyn looga Hadal hayaa Gebi ahaan Deegaanada Maamulkaa<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garowe(AN)-Wararka laga helayo Maamul-goboboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa sheegay in wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Maamulkaas Cabdiraxmaan Faroole uu qudha ka jaray Hooyadii oo lagu magacaabi jirey Aamina Abiib.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3344,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8655","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2fB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8655","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8655"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8655\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8655"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8655"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8655"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}