{"id":8605,"date":"2015-04-08T12:44:42","date_gmt":"2015-04-08T12:44:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8605"},"modified":"2015-04-08T12:44:42","modified_gmt":"2015-04-08T12:44:42","slug":"culimo-u-hormood-ka-yahay-sh-umal-oo-bangiga-kenya-ka-xanibay-akoonadi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/08\/culimo-u-hormood-ka-yahay-sh-umal-oo-bangiga-kenya-ka-xanibay-akoonadi\/","title":{"rendered":"Culimo u hormood ka yahay Sh Umal oo bangiga Kenya ka xanibay Akoonadi"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi (AN) Bangiga Dhexe ee Kenya (Central Bank of Kenya), ayaa amarkan ku soo rogay Xawaaladaha Somalida Kenya iyo 86 qof, oo sida uu sheegay ay kala laabteen rusqadihii ay heysteen.<!--more--><\/p>\n<p>Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Xasan Maxamuud Takar, ayaa ka mid noqday dad gaaraaya 86 xubnood oo laga xiray akoonadii ay ku lahaayen Bankiga Dhexe ee Kenya.<\/p>\n<p>Sheekh Maxamed Dulyadeen iyo C\/qaadir Maxamed C\/qaadir (Cikrama), ayaa ka mid ah dadka xisaabaadkoodii laga xanabay, isla-markaana ay Kenya sheegtay inay si gaar ah isha ugu heyso.<\/p>\n<p>Dadka sida gaarka ah xisaabaadkooda looga xiray, ayaa waxaa lagu tuhmayaa inay taageero u fidinayen Ururka Al Shabaab, oo weeraro uu dhiig badani ku daanaya ka geysanaya dalkaasi Kenya.<\/p>\n<p>Sheekh Maxamed Cabdi Umal, ayaan la garanayn waxa sababay in Dowladda Kenya ku tuhunto Ururka Al Shabaab, xilli lagu xusuusto in Shabaabku uu si kulul ugu weeraro Muxaadarooyinka uu jeediyo.<\/p>\n<p>Kenya waxay u muuqataa in arrintan ay kaga jawaabeyso weerarkii uu dhiigga badani ku daatay, ee Khamiistii ka dhacay Magaalada Garissa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Nairobi Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi (AN) Bangiga Dhexe ee Kenya (Central Bank of Kenya), ayaa amarkan ku soo rogay Xawaaladaha Somalida Kenya iyo 86 qof, oo sida uu sheegay ay kala laabteen rusqadihii ay heysteen.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8606,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8605","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2eN","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8605","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8605"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8605\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}