{"id":8543,"date":"2015-04-05T17:56:21","date_gmt":"2015-04-05T17:56:21","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8543"},"modified":"2015-04-05T17:56:21","modified_gmt":"2015-04-05T17:56:21","slug":"laamaha-amniga-kenya-oo-xaqiijiyey-wiil-kamid-ah-dadkii-ka-danbeeyey-falkii-gaarisa-uu-dhalay-siyaasi-caan-ah-oo-xilal-ka-soo-qabtay-dalkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/05\/laamaha-amniga-kenya-oo-xaqiijiyey-wiil-kamid-ah-dadkii-ka-danbeeyey-falkii-gaarisa-uu-dhalay-siyaasi-caan-ah-oo-xilal-ka-soo-qabtay-dalkaas\/","title":{"rendered":"Laamaha Amniga Kenya oo xaqiijiyey Wiil kamid ah dadkii ka danbeeyey falkii Gaarisa uu  dhalay siyaasi caan ah oo xilal ka soo qabtay dalkaas"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi(AN)-Laamaha Amniga Kenya ayaa ogaaday in mid ka mid ah afartii qof ee weeraray Jaamacadda Gaarisa uu ahaa wiil uu dhalay siyaasi caan ah oo hore xil uga soo qabtay dalka Kenya.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in Cabdiraxim Moxammed Cbdullahi uu ka mid ahaa dalbeydii ka qeyb qaadatay weerarka, waxaana dhalay Gudoomiyihii hore ee deegaanka Buulo Jamhuri oo ka tirsan degmada Mandhera.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya ayaa sheegay in ninkan uu dhalay mas\u2019uul ka tirsanaa maamulka gobolka waqooyi bari, isla markaana xilligii la la\u2019aa looga shaki qabay inuu tagay dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warbaahinta gudaha ee Kenya ayaa sheegaya in wiilkan uu ahaa arday ka qalin jebiyay kulyada sharciga ee jaamacad ku taal magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Sidoo kale Cabdiraxim Moxammed Cabdullahi ayaa ka qalin jebiyay Dugsiga sare ee WAMY ee magaalada Nairobi sanadkii 2007, kadibna jaamacad ayuu galay oo uu sanadkii 2013 ka qalin jebiyay.<\/p>\n<p>Dadkii ka bad baaday weerarkii jaamacadda Gaarisa ayaa sheegaya in dableydii weerarka ka dambeeyay ay ku hadlayeen luqada sawaaxiliga.<\/p>\n<p>Cabdirahim Moxammed Cabdullahi ayaa la waayay muddo sanad ka hor, sidaas waxaa sheegay\u00a0 mid ka mid ah saaxibada wiilkan.<\/p>\n<p>Shalay ayaa laga soo saaray Jaamacadda Meydadka afarta ruux, kuwaasoo ciidamada sirdoonka ay baadhitaan ku samaynayeen, waxaana wali socda baadhitaanka rasmiga ah ee ku aadan heybta raggan.<\/p>\n<p>Al-Shabaab oo sheegatay weerarkan inay ka dambeeyeen, waxaa hore loo sheegay inay ku biireen dhalinyaro Kenyan ah oo dhowrkii sano ee u dambeeyay tababaro ay siinayeen.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi(AN)-Laamaha Amniga Kenya ayaa ogaaday in mid ka mid ah afartii qof ee weeraray Jaamacadda Gaarisa uu ahaa wiil uu dhalay siyaasi caan ah oo hore xil uga soo qabtay dalka Kenya. Wararka ayaa sheegaya in Cabdiraxim Moxammed Cbdullahi uu ka mid ahaa dalbeydii ka qeyb qaadatay weerarka, waxaana dhalay Gudoomiyihii hore ee deegaanka Buulo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8517,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8543","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2dN","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8543","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8543"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8543\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}