{"id":8537,"date":"2015-04-05T16:31:07","date_gmt":"2015-04-05T16:31:07","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8537"},"modified":"2015-04-05T16:31:07","modified_gmt":"2015-04-05T16:31:07","slug":"gudoomiye-muuse-biixi-oo-ku-booriyey-asxaabta-mucaaridka-sland-aqbalaada-mudo-korodhka-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/05\/gudoomiye-muuse-biixi-oo-ku-booriyey-asxaabta-mucaaridka-sland-aqbalaada-mudo-korodhka-doorashooyinka\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Muuse Biixi Oo  Ku booriyey asxaabta Mucaaridka S\/land aqbalaada  mudo korodhka doorashooyinka"},"content":{"rendered":"<p>Burco(AN)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, oo maanta taageerayaal soo dhaweeyay kula hadlayay Burco, ayaa soo jeediyay in Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe aqbalaan muddo kordhinta kana raacaan danta Qaranka.waxa uu sheegay in wakhtigii Kulmiye iyo Ucid Mucaaradka ahaayeen markasta oo xaalad adag timaado Xisbiga Ucid qaban jiray Kulmiye oo damacsan inuu talaabo qaado.<!--more--><\/p>\n<p>Hadalka Muuse Biixi, oo jawaab u ah Mawqifka Mucaaradka ee ah in dawlad wadaag ah la dhiso haddii doorashadii la qaban waayo 26-ka June, waxa uu ku sheegay in Gudoomiye Cirro iyo Faysal Cali Waraabe oo Ucid wada ahaa markii Kulmiye Mucaaradka ahaa mar walba labadible u qaban jireen kulmiye haddana laga rabo inay Ogolaadaan muddo kordhinta.<\/p>\n<p>\u201cWalaalayaal Xisbiga Waddani, waxa uu soo qaadaa oo uu yidhaahdaa Kulmiyow xasuusta wixii aad samayn jirteen markii aad mucaaradka ahaydeen, Kulmiyow waxaad samayn jirteen baanu samaynaynaa. Haddaba Kulmiye muxuu samayn jiray?, markii u horaysay ee aanu doorasho galay waxaa la yidhi 80 Cod baa la idinkaga helay ee ku dhaqaaqa,Kulmiye isagoo Somaliland xeerinaya ayuu Ogolaaday.Labadii Nin ee ugu adkaa ee Maalintaas garba duubka noo xidhay, ee yidhi Danta qaranka dhaafi maysaan waxay ahayeen Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Oo Ucid ah, way ku mahadsanaayeen oo cid ku ladqabaysa waa inaad heshaa adna u qabsoontaa\u2026Iyagana maxaa laga rabaa?, waa inay qabsoomaan.<\/p>\n<p>Qodobka labaad,iyadoo taasi jirto oo aanu 5 sanno Mucaarad ahayn ayaa wakhtigii dhacay, waxaa la yidhi waa la kordhinayaa ee Kulmiyow Karkaaga la fadhiiso oo qabow, waa tii Madaxtooyada la iskugu tagay, waa nala garba duubay labada xadhig ee ugu weynaa nalagu jiiday Cirro iyo Faysal baa nagu xidhay, maalintaasna way mahadsanaayeen oo danta Qaranka ayay ka talinayeen annaguna waanu u qabsoonay.<\/p>\n<p>Mar labaad ayaa wakhtigii dhacay oo la kordhiyay, mar labaadkiina sidii oo kale ayaa dhacday, Mar walbana Ucid oo Faysal iyo Cabdiraxmaan isaga hooseeyeen ayaa garba duub noo xidhaayay, mana xumin, waayo markay dhibi timaado waa inaad u qabsoonto ciddaad wax wada leedihiin. Iyagu way na qabteen anana waa u qabsoonay.<\/p>\n<p>Maanta maxaa yaala haddaba?.Xisbiga Waddani waa isma Jir?, Xisbiga waddani isagoo Saddex jir ah, isagoo aan doorasho qudha lagaga helin, isagoo aan maalin qudha la odhan fadhiiso ayuu karayaa\u201d ayuu yidhi Muuse Biixi<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco(AN)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, oo maanta taageerayaal soo dhaweeyay kula hadlayay Burco, ayaa soo jeediyay in Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe aqbalaan muddo kordhinta kana raacaan danta Qaranka.waxa uu sheegay in wakhtigii Kulmiye iyo Ucid Mucaaradka ahaayeen markasta oo xaalad adag timaado Xisbiga Ucid qaban jiray Kulmiye oo damacsan inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7429,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8537","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2dH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8537","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8537"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8537\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8537"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8537"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8537"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}